14 QOF OO CUDURKA SHUBANKA UGU DHIMATAY SANAAG
Takhaatiirta dhinaca caafimaadka ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in 14 qof oo carruur u badan uu cudurka shubank ku dilay degaannada Celbuh iyo Xingalool oo ka tirsan gobolka Sanaag. Dr....
Read moreTakhaatiirta dhinaca caafimaadka ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in 14 qof oo carruur u badan uu cudurka shubank ku dilay degaannada Celbuh iyo Xingalool oo ka tirsan gobolka Sanaag. Dr....
Read moreHay`adda Muslim AID UK ayaa la wareegtay isbitalka qaaxada ee degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal, kadib ka bixintaankii MSF, isbitaalka ayaa toddobaadyadii tegey waxaa la soo dersay caqabado badan sida...
Read moreBaahi dhanka caafimaadka ah ayaa ka jirta deegaanka Godonlabe ee gobolka Galgaduud, kadib markii uu gubtay isbitaalkii deegaankaas. Isbitaalkii Godoinlabe oo ahaa isbitaalka keliya ee deegaankaas uu lahaa ayaa sanadkii...
Read moreHay’adda caafimaadka adduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee WHO ayaa sheegtay in carruur Soomaaliyeed oo ka badan sagaashan kun ay cudurka dabaysha uga talaashay gobolka Gedo. Carruurtan oo da’doodu ka...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in wajiga koowaad ee barnaamijka ‘Aada Dugsiyada’ oo furmi doona siddeeda bisha dambe uu waxbarasho bilaash ah siin doono boqol kun oo carruur Soomaaliyeed ah. Wasiiradda...
Read moreMatabaan waxa ay ka mid tahay degmooyinka gobolka Hiiraan waxaana ku nool dad ka badan 7300 oo qoys sida ay sheegayaan mamulka degmada Matabaan, waxayna sheegeen inaysan jirin cid soo...
Read moreBukaannadii ay gacanta ku haysay hay’adda takhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ee isbitaalka Gaalkacyo ayaa walaac ka muujiyay mustaqbalkooda caafimaad, kadib markii ay dhowaan hay`addu sheegtay inay joojisay dhammaan...
Read moreDugsi hoose iyo dhexe oo si lacag la’aan ah wax loogu barayo carruurta qoysaska deegaannadooda kasoo barakacay ee ku nool xeryaha ku yaal magaalada Gaalkacyo ayaa laga furay magaaladaas. Dugsigan...
Read moreIsbitaalka guud ee degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa qarka u saaran inuu u xirmo daawo la’aan. Agaasimaha isbitaalka dhakhtar Xasan Mursal ayaa raadiyo Ergo u sheegay in daawooyinku...
Read moreDr Axmed Jaamac; Ilaahay uun baa horta cudur cidhib tiri kara laakiin waxay noqon kartaa cidhib tirka marka la leeyahay in dadka aqoontooda wacyigelineed kor loo soo qaado oo la...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo