Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

150 OO CARRUURTA BARAKACAYAASHA AH HELAY WAXBARASHO LACAG LA`AAN AH

admin by admin
August 5, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDugsi hoose iyo dhexe oo si lacag la’aan ah wax loogu barayo carruurta qoysaska deegaannadooda kasoo barakacay ee ku nool xeryaha ku yaal magaalada Gaalkacyo ayaa laga furay magaaladaas. Dugsigan oo loo bixiyay Farxaan ayaa ka kooban saddex fasal oo loogu talo galay in wax ay ku bartaan 150 caruur ah oo ka soo jeeda qoysaska deegaannadooda kasoo barakacay.

Cabdulfataax Cumar Aden oo xubin ka ah hay’ad maxalli ah oo la yiraa Dalharso oo dugsigan howlgalisay ayaa raadiyo Ergo u sheegay in dugsiga ay ka faa’ideysan doonaa carruurta aan haysan fursadaha waxbarasho oo ka kala yimid xeryaha Doonyaale, Alla Aamin, Warshad Galley iyo xerada Kulmiye oo ku yaal magaalada Gaalkacyo.

Maxamed Cabdi Gaas oo ah guddoomiyaha waxbarashada degmada Gaalkacyo dhanka Puntland ayaa raadiyo Ergo u sheegay in dugsigan uu qeyb ka noqon doono dhismaha mustaqbalka carruurta Soomaaliyeed ee ku nool shanta xero.  Maxamed Cabdi wuxuu intaa ku daray in wasaarada waxbarashada Puntland ay qeyb ka qaadan doonto socodsiinta howsha dugsiga, isagoo ballanqaaday agabyo waxbarasho.

Waalidiinta barakacayaasha ah ayaa aad u soo dhaweeyay dugsiga cusub ee carruurta barakacayaasha ah ee Farxaan oo ay ku hanweyn yihiin inuu daboolo baahiyaha waxbarasha ee ubadkooda.  Carruur badan oo gaaray da’da waxbarashada oo ku nool xeryaha barakacayaasha ee Gaalkacyo ku yaal ma helaan fursado waxbarasho.

Shaash Maxamed Maxamuud oo ka mid ah waalidiinta carruurtooda ay ka faa’iideysan doonaan dugsigan ayaa raadiyo Ergo u sheegtay in aysan awoodi Karin in dugsiyada magaalada ee lacagta la isaga qaado ay carruurteeda gayso. Laakiin dugsiga lacag la’aanta ah uu ka caawin doono qoysas badan oo dhaqaale xumo awgeed aan carruurtooda dugsiyo gaynin inay wax u bartaan.

Burhaan/MR

Previous Post

ISBITAALKA AFMADOW OO DAAWO LA`AAN U XIRIMI RABA

Next Post

FATAHAAD LAGA BAQAYO INUU GEYSTO WEBIGA SHABEELLE

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
FATAHAAD LAGA BAQAYO INUU GEYSTO WEBIGA SHABEELLE

FATAHAAD LAGA BAQAYO INUU GEYSTO WEBIGA SHABEELLE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo