Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

ISBITAALKA AFMADOW OO DAAWO LA`AAN U XIRIMI RABA

admin by admin
August 5, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIsbitaalka guud ee degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa qarka u saaran inuu u xirmo daawo la’aan. Agaasimaha isbitaalka dhakhtar Xasan Mursal ayaa raadiyo Ergo u sheegay in daawooyinku ay gabaabsi ku yihiin isbitaalka degmada Afmadow oo ah xarunta kali ah ee caafimaad ee laga helon karo degmada iyo deegaanada ku dhow.

Dhakhtar Xasan Mursal wuxuu intaa ku daray in hay’ad isbitaalka dhanka daawada iyo dhaqaalaha ka caawin jirtay toddobadii sano ee la soo dhaafay ay joojisay kaalmadeedii sanadkii hore.

8dii bil ee la soo dhaafay isbitaalka ma uusan helin wax daawo iyo kaalmaha, keydka daawooyinka wuu faaruqay sida uu sheegay dhakhtar Xasan Mursal, agaasimaha isbitaalka degmada Afmadow.

Agaasimuhu wuxuu intaa ku daray in xilligan xagaaga ah oo ay kordhaan bukaanada isbitaalka imaanaya ee la xanuunsanaya cudurrada maqaarka iyo caabuqa ku dhaca neefmareennada uusan isbitaalka Afmadow haysan daawooyin bukaannada la siiyo.

“Shaqaalaha caafimaad ee isbitaalka dhamaan way joogaan, diyaar ayaana u nahay in aan caawinno bukaanada laakiin ma haysanno wax dawo ah,” sidaasna waxaa yiriri agaasimaha isbitaalka.

Bukaanno ka badan 20 qof oo qaba xanuunno kala duwan ayaa xilligan jiifa isbitaalka, waxaana qaarkood daawooyinka looga soo iibiyaa dukaamo gaar loo leeyahay oo dawooyinka iibiya gudaha degmada Afamdow.

Kismaayo oo 120 km u jirta degmada Afamdow ayaa laga heli karaa xarunta caafimaad ee ugu dhow degmada Afmadow, wuxuuna dhakhtar Xasan Mursal ku sheegay inay tahay safar dheer oo halis badan oo bukaanada badi aysan geli Karin, wuxuuna ugu dambeyntii agaasimaha ka codsaday dowladda dhex, hay’adaha samafalka iyo bulshada Soomaaliyeed inay gargaar dawo oo deg deg ah la soo gaaraan isbitaalka, si aysan u xirmin isha caafimaad ee keli ah ee degmada Afmadow.

Khadar Maxamuud Xareed/MR

Previous Post

SOMALILAND OO QORSHEYNEYSA IN CARRUURTA AAN POLIO KA TALLAANEYN LOO OGGLAAN DUGSIYADA – WARAYSI

Next Post

150 OO CARRUURTA BARAKACAYAASHA AH HELAY WAXBARASHO LACAG LA`AAN AH

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

150 OO CARRUURTA BARAKACAYAASHA AH HELAY WAXBARASHO LACAG LA`AAN AH

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo