Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

WARARKII QIIMAHA XOOLAHA

admin by admin
January 3, 2014
in Wararkii u Danbeeyay
0
QARARKII QIIMAHA XOOLAHA EE TODOBAADKA

Photo|Keydka ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Xoolo dhoof loo diyaarinayo oo ku jira maxjarka Aljaabiri ee Boosaso/Sawir/kaydka/Maxamed Xasan/Ergo

Sayladda Garissa

Lo’da

Muunada 1aad = 60,000

Muunada 2aad = 50, 000

Muunada 3aad = 45,000

Lo’da dhaqaalka ah

Muunada 1aad = 35000

Adhiga

Muunada 1aad = 8000

Muunada 2aad = 6000

Geela
muunada 1aad = 8500
Muunada 2aad = 75000

 

Dhinaca gobolka Gedo ee Soomaaliya

Saylada degmada Luuq, Maxamed Muxumed waxaa uu ka mid yahay dulaaleyda ka howlgasha suuqa xoolaha ee Luuq waxaana mar aan maanta kula hadley Qadka Telefonka uu iiga warbixiyey qiimaha lagu kala gadanayo noocyada xoolaha, dadka xoolaha saylada Luuq keenayaa ayaa ka kala yimid gobolada Gedo, Bakool iyo Bay

Geella

Muunada 1aad = 20 milyan
Muunada 2aad = 15 milyan
Munad 3aad =  9-8 milyan

Lo,da

muunada 1aad = 9 milyan
Muunada 2aad      = 7 milyan

Adhiga
Muunada 1aad2 milyan

Dameerada 9-5 milyan,

Jubadda Dhexe

Deegaanka Arabow oo ka tirsan Gobolka J/dhexe ayaa waxaa ku yaal suuq ballaaran oo lagu kala gato noocyada xoolaha nool, sida uu sharaxayo ganacsade Ibraahin Abdi Maxamed oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee deegaanka, wuxuuna sheegay in wakhtigaan shirkado ganacsi oo xoolaha u iib geeyo guddaha iyo dibaddaba ay hadda ku sugan yihiin degaanka.

Geela
Muunada 1aad = 19 milyan
Muunada 2aad = 12 milyan

Lo’da
Muunada 1aad = 11 milyan
Muunada 2aad = 7 milyan

Adhiga
Muunada 1aad = 600 oo kun

Muqdisho
Jirow Maxamed oo ka mid ah ganacsatadda xoolaha ee Muqdisho ayaa Ergo u sheegay in manta qimahan ay maryaaan xooluhu

Geela
Muunada  1aad = 35 milyan
Muunada 2aad = 30 milyan

Muunada 3aad = 25 milyan

Adhiga
Muunada 1aad = 2 milyan
Muunada 2aad = 1.8 milyan

Jowhar
xasan Maxamed oo isna ka mid ah dilaalayda Jowhar ayaa Ergo u sheegay in saamayn ay sayladaas ku yeelatay colaadihi iyo fatahaadihii degaankas ka jirtay, arrimahaas oo yareeyey xolihii imanayey saylada iyo ganacsigii xoolahaba.

Geela
Muunad 1aad = 35 milyan
Muunada 2aad = 28 milyan
Muunada 3aad = 18 milyan

Adhiga
muunada 1aad = 2.5 milyan
muunada 2aad = 1.8 milyan
muunada 3aad = 1.5 milyan

MH/MRS

Previous Post

BEERALAYDA BELEDWEYNE OO KA CABANAYA CAYAAYAAN

Next Post

Reer Jowhar oo ugu dambeyntii ku guulestay iney xiraan buqda webiga

Related Posts

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska

September 16, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Haraad iyo gaajo ka dhashay guridda ilo ay biyaha ka heli jireen qoysas ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Haraad iyo gaajo ka dhashay guridda ilo ay biyaha ka heli jireen qoysas ku nool Bari

September 14, 2026
Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo
Wararkii u Danbeeyay

Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo

September 11, 2026
Next Post
Reer Jowhar oo ugu dambeyntii ku guulestay iney xiraan buqda webiga

Reer Jowhar oo ugu dambeyntii ku guulestay iney xiraan buqda webiga

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-SEP-2026

IDAACADDA 22-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-SEP-2026
September 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo