Shaqo noocee ah ayey dhallinyaradu doonaysaa
Dhallinyarada deegannada Puntland ku nool ayaa inta badan sheegaya in ay shaqo la'aan ay hayso, iyagoo eersanaya heerka caddaaladda iyo sida shaqada loo helo Puntland oo ay sheegayaan in ay...
Read moreDhallinyarada deegannada Puntland ku nool ayaa inta badan sheegaya in ay shaqo la'aan ay hayso, iyagoo eersanaya heerka caddaaladda iyo sida shaqada loo helo Puntland oo ay sheegayaan in ay...
Read moreCabdilaahi Maxamed Ducaale waa wiil naafo ahoo 25 sano jira ah dhawaan ayuu ka qalin jabaiyey jaamacadda Alpha ee magaalada Hargeysa, Sanaddii 1998-kii ayaa isaga oo jooga miyiga deegaanka Caynabo...
Read moreOlolaha cirribtirka cudurka dabeysha iyo kan ka hortagga jadeecada oo wada socda ayaa ka bilowday deegaannada gobolka Bari, wuxuuna socon doonaa muddo 5 maalmood ah, iyadoo lagu beegsan doono carruurta...
Read morePhoto | Sawir/Barakacayaal/Muxiyadiin Muxsin/Kaydka/Ergo Ku dhawaad 150 qoys oo ay barakiciyeen daadad ka dhashay roobab ma hiigaan ah oo ka da’aday maalmo ka hor degmada Buur-hakabo ee gobolka Baay kuna...
Read moreArdeyda wax ka barata machadka indhoolayaasha Al-basar ee magaalada Garoowe oo tiradoodu gaarayso 30 ayaa sheegay in ay haysato dhibaato dhanka qalabka ay wax ku bartaan dadka aragga la’ kadib...
Read morePhoto | Sawir/Dad loo qaybinayo raashin/Maryan Cabdi/Ergo Qoysas isgu jira danyar, barakacayaal iyo curyaamiin oo tiradoodu gaarayso 17 kun oo ku sugan gobolka shabeelaha dhexe ayaa ka faa’ideystay raashin deeq...
Read moreSaraakiisha caafimaadka ee hay’adda WHO ee gobolka Gedo ayaa sheegay in 120 kun oo carruur ah oo da’doodu ka yartahay 5 sano ay ka tallaaleen cudurka dabeysha oo sanadkii hore...
Read morePhoto | Sawir/hooyo iyo carruurteeda/Keydka/Ergo In ka badan 200 oo qoys oo 10 maalmood ka hor soo gaaray xeryaha dedka barakacay ee degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo kana yimid deegaanno...
Read moreXamsa Gaabow Cali waa hooyo jirta 20 sano, waxay ku nooshahay tuuladda Habaabshe oo koonfur galbeed ka xigta degmadda Kurtuwaarey ee gobolka Shabeeladaha Hoose, waxaa ku dhacay cudurka isu furanka...
Read moreWebiga Shabeelle ee mara degmadda Beledweyne oo hadda wada biyo badan, ayaa keentay in boqolaal qoys oo deganaa agagaarka webiga bilaabeen inay u baxaan duleeddada magalada. Dadka ayaa sheegaya in...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo