Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

SHEEKADA XAMSA GAABOW CALI OO LA IL DARAN ISU FURAN

admin by admin
October 24, 2014
in Caafimaadka
0
SHEEKADA XAMSA GAABOW CALI OO LA IL DARAN ISU FURAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Xamsa Gaabow Cali waa hooyo jirta 20 sano, waxay ku nooshahay tuuladda Habaabshe oo koonfur galbeed ka xigta degmadda Kurtuwaarey ee gobolka Shabeeladaha Hoose, waxaa ku dhacay cudurka isu furanka kadib markii ay umushay ilmaheedii ugu horeeyey oo aysan helin adeeg caafimaad, hadda Muqdisho ayay joogtaa muddo laba todobaad ay oo ay u soo raadsatay daaweyn, weriyaheenna Xamdi Cabdullaahi ayaana waraysigaan la yeelatay.

Goormaa lagu guursaday?

18 jir ayaan ahaa, markii walidkay igu dareen ninka, isla markiiba uur baan yeeshay, umuliso dhaqameed ayaan u tegey, ilmahii markii kafka soo galay laba islaamood oo waayeel ah ayey ahaayeen,

Isufuranku sidee kuugu dhacay?

Annigoo fool i haysa islaamahaa iga foolsiiyey, runtii in badan ayey khasab ku soo jiideen ilmihii, makiinadna waxay ku jartay xubintaydii iyadoo hoos u jartay, iyadoo dhiig badan iga socdo ayey haddana malmal ku sii shubtay meeshii, runtiina dhaawicii ayey igu sii kordhisay taasi, markaas ayaana isu furanku igu dhacay.

Goormay kugu dhacday arrintaani?

Waxay igu dhacday bishii Agoosto badhtamaheedii,

Goormaa ogaatay in cudurkaani kugu dhacay?

Laba todobaad ka dib ayaan daremay kaadi iska soconaysa, xillikasta kaadi ayaa iska socota, hadda cafaayad ayaan gashanahay

Takhtar weli ma u tagtay?

Maya meeshu wax takhtar ah ma lahan, magaladda Marka ayaa xarun caafimad ugu dhow oo runtii aad nooga fog, haddaan Muqdisho u imid inaan hello takhtar, weligey intaan noolaa ma arag daaweyn,

Xamsa ayaa sheegtay inay rajaynayso inay hesho takhtar daaweeyo, waxayna ka dayrisay xaaladda haweenka deegaankeeda ku dhala oo aan  haysan haba yaraatee wax adeeg caafimaad ah, iyadoona ugu danbayn ugu baaqday in tababar la siiyo umuliso dhaqameedyadda si aysan dhibaato u geysan.

Xamdi/MH

Previous Post

Sheekada Xamsa Gaabow Cali oo la il daran isu furan

Next Post

Puntland oo bacda joojisay iyo ganacsatada oo qorshe u la’

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Puntland oo bacda joojisay iyo ganacsatada oo qorshe u la’

Puntland oo bacda joojisay iyo ganacsatada oo qorshe u la'

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo