Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas raashin deeq ah loogu qaybiyey Shabeelaha dhexe

admin by admin
October 28, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/Dad loo qaybinayo raashin/Maryan Cabdi/Ergo

Qoysas isgu jira danyar, barakacayaal iyo curyaamiin oo tiradoodu gaarayso 17 kun oo ku sugan gobolka shabeelaha dhexe ayaa ka faa’ideystay raashin deeq ah oo qaybintiisa ay socotay muddo laba todobaad ah.

Cali Cismaan Ibraahim oo ah guddoomiyaha gudi loo xilsaaray qaybinta deeqdan raashinka ah ayaa Radiyaha Ergo u sheegay in 19 tuulood iyo xeryo ay ku jiraan dadka barakacay ay ka qaybiyeen raashinka kuwaasoo ka kala tirsan degmooyinka Jawhar, Mahadaay, Cadale, War-sheekh, Balcad iyo Raago Ceelo, wuxuu sheegay in qoyskiiba la siiyey 50 kg oo bur ah iyo 10 kg sonkor.

Wuxuu sheegay in raashin qaybinta lagu billaabay qoysaska indhoolayaasha, curyaamiinta, qoysaska ay barakiciyeen dagaallada iyo fatahaadda webiga oo loo arkay in xaaladdoodu liidato, qoysaska raashinka loo qaybiyey waxaa ku jira kuwa ku nool xerayaha dadka baracay sida Jawhar iyo Balcad iyo kuwa kale.

Qamaay Cabdulle Shahar waa hooyo naafo ah waxayna ka mid tahay qoysaska loo qaybiyey raashinka deeqda ah, “aniga waxaan la isiiyey 50 kg oo bur ah iyo 10kg oo sonkor xilli aan aad ugu baahnaa ayey i soo gaartay oo hadda in maalmo ah ayaan carruurta u karsanayaa ” Ayey tiri.

Cali Cismaan Ibraahim ayaa sheegay in raashinkan ay ka heleen wasaaradda arrimaha gudaha oo u soo marsiisey hay’adda bisha cas ee Turkiga inkastoo uu sheegay inay jiraan qoysas kale oo u baahan in la gaarsiiyo macaawino laakiin aysan suurta gal ahayn xilligan amniga awgiis.

Maryan Cabdi/FO

 

Previous Post

Garoowe: ardeyda aragga la’ oo codsaday in laga caawiyo qalbka ay wax ku bartaan

Next Post

GAROOWE: ARDEYDA ARAGGA LA’ OO CODSADAY IN LAGA CAAWIYO QALBKA AY WAX KU BARTAAN

Related Posts

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
Next Post
GAROOWE: ARDEYDA ARAGGA LA’ OO CODSADAY IN LAGA CAAWIYO QALBKA AY WAX KU BARTAAN

GAROOWE: ARDEYDA ARAGGA LA' OO CODSADAY IN LAGA CAAWIYO QALBKA AY WAX KU BARTAAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-JUN-2026

IDAACADDA 15-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JUN-2026
June 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JUN-2026
June 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo