Biyo yaraan ka jirta degmada Sheekh
Degmada Sheekh oo ah degmo qadiimi ah ayaa dadka ku nool waxay ka cabanayaan dhibaato dhanka biyaha ah oo ka taagnayd muddo ka badan 20 sano sida ay sheegeen qaar...
Read moreDegmada Sheekh oo ah degmo qadiimi ah ayaa dadka ku nool waxay ka cabanayaan dhibaato dhanka biyaha ah oo ka taagnayd muddo ka badan 20 sano sida ay sheegeen qaar...
Read moreInta badan tuulooyinka goboladda wadanka eek u yaal dhulka omanaha ah ayaa waxaa laga isticmaala biyaha berkadaha. Waqtigan oo qoraxdu kulushahay, inta badan gobolka Galgaduud oo ka mid ah meelaha...
Read moreBeeralleyda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ka cabanaya xanuunno ku dhacaya dalagayadey beertaan, taasoo aysan aqoon waxa sababay iyo qaab loola tacaalo toona. Beeralleyda deegaanka Waqdari oo Laascaanood dhanka...
Read moreIlaa 11 qof oo la il daran xanuunka shuban biyoodka ayaa lasoo gaarsiiyay isbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo labadii toddobaad ee ugu dambeyay, kuwaasoo laga kala keenay gudaha magaalada iyo...
Read moreCiidamada booliska ee degmada Afgooye ayaa 70 qoys si qasab ah uga saaray dhul beereed ku yaal inta u dhaxeysa tulooyinka Raqeyle iyo Mooro-diinle ee gobolka Shabeelaha hoose bartamihii bishii...
Read morePhoto | Sawir/Haweenka loo qaybinayo deeqda Baydhabo/Muxiyadiin/Ergo In ka badan 900 boqol oo qoys oo barakacayaal aa oo ay saamayn ku yeesheen roobaka dayrta ee ka da’ay magaalada Baydhabo ee...
Read moreNolosha bulshada Soomaalida ayaa waxay ku tirsan tahay xoolaha ay dhaqdaan reer miyigu, xooluhu waxay door sare ka yihiin samaynta dhaqaalaha iyo dhaqdhaaqa lacagta ee maalin walba, waana xadaaradda ganacsiga...
Read moreBasiiro Cabdi Maxamed waa 20 sano jira indhoole ah kana baxday dugsiga sare, waxayna ku fikiraysaa in waxbarashada iyo nolasha ay ka gaarto heer sare waxa kaloo maanka ku haysaa...
Read moreGaroonka diyaaradaha ee magaalada Hargeys ayaa laga furay xarun cusub oo loogu tala galay in lagu baaro rakaabakla socda diyaraaha ka imaanaya dalka kale si loo hubi xaaladooda caafimaad ee...
Read moreCarruurta dadka la hayb sooco kana soo jeeda qoysaska dan yarta ah ayaa markii ugu horreysay waxbarasho bilaash ah looga bilaabay dugsiyada ku yaalla magaalada Cadaado ee gobolka Galdguud, kaasoo...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo