Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Wareysiga Basiiro Cabdi Maxamed oo ah gabar indhoole ah oo u ololaysa dadka naafada ah

admin by admin
October 31, 2014
in Arrimaha Bulshada
0
Wareysiga Basiiro Cabdi Maxamed oo ah gabar indhoole ah oo u ololaysa dadka naafada ah

Photo | Sawir/ kuma jirto samiiro sawiradan wa haween naafo ah/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Basiiro Cabdi Maxamed waa 20 sano jira indhoole ah kana baxday dugsiga sare, waxayna ku fikiraysaa in waxbarashada iyo nolasha ay ka gaarto heer sare waxa kaloo maanka ku haysaa ama ay billowday u ololalaynta dadka naafadaha oo ay doonayso inay u samayso wacyi galin, Basiira oo ku nool magaalada Muqdisho oo u warrantay weriyaha Radiya Ergo Xabdi Cadullaahi oo ugu horreyn waydiiday magaceeda.

Magacaygu waa Basiira Cabdi Maxamed

Ergo: Imisa jir ayaa tahay?

Basiira: 20 sano.

Ergo:xageed ku dhalatay?

Basiira: Muqdishu.

Ergo: Goormeed indho beeshay?

Basiira: Aniga oo 10 sano jira ah.

Ergo: Maxaa sabab u ahaa in dho beelka?

Basiira: Waxaa gaar ah iguma dhicin laakiin aragga ayaa marba marka ka danbaysa soo dacifayee ilaa aan wax arki waayey.

Ergo: Waalidkaa ma ku geeyeen dhaqtar?

Basiira: Haa laakiin waxba way ka qaban waayeen.

Ergo: Wakhtigaas wax ma baranaysay?

Basiira: Haa dugsi iyo iskuul ayaan dhiganaayey oo qur’aanka waan xifdyey dugsiga hoose dhexe iyo sare waan dhammeeyey inkasto aan dhib ka soo baray.

Ergo: Maxay ahayd dhibaatada aad ka soo martay?

Basiira: Waxbarashad a Soomaaliya waagii hore uma diyaarsanayn, waxaanku qasbanaa in aan xifdiyo dhammaan xiisdaha ay bixiyanamacalimiinta maalin kasta, waayo wax ma qori karo, inkastoo sanadhi ugu danbeey dugsiga sare aan helay qalabka indhoolayaasha oo lagu qor farta u gaarka ah.

Ergo: Imtixaanka ka warran?

Basiira: Aad ayaan ugu fiicnaa oo  Sedex sano dugsiyeed oo isku xiga ayaan galay kaalmaha hore.

Ergo: Maxaad samayn jirtay?

Basiira: Waxaan soo kici jiray habeenkii aniga oo miskaxdayda ka radaadinaya casharadii, inkastoo markii danbe aan helay qalabka indhoolayshaa oo farta ayaa ku raadin jiray qoraalka iyo casharada aniga oo qiyaasaya, Balse ka hor intaan helin qalabka wixii shaki iga galo aradayda ila fadhiya fasalka ayaan waydiin jiray si ayigu saxaan, mararna waxaan samayn jiray in aan ardeyd ku iraahdo aan iswaydiino su’aalo la xirriira casharada anoo ka faa’idaysanaya.

Ergo: Adoo bilaa buug iyo qalin ah miyaad tagi jirtya iskuulka?

Basiira: Haa maxaa yeelay miskaxdeyda ayaa buug iyo qalin ii ah waayo muxuu ii soo kordhinayaa buugga culeys mooyee saa wax kuma qori karo.

Ergo: Yaa iskuulka ku geeyn jiray?

Basiira: Walaalahay iyo saaxibadey inkasto iskuulka sare uu la haa gaari lagu qaado ardayda.

Ergo: Waalidkaa ma nool yihiin?

Basiira: Haa oo ilaa 10 carruur ah ayaa ila dhalatay.

Ergo: Walaalala ma ku caawiyaan.

Basiira: Haa inkasto hawlaha ii gaarka ah ee guriga dhexdiisa aan ku filnahay laakiin banaanka iyo magaalada way iga caawiyaan.

Ergo: Ma guursatay?

Basiira: Maya.

Ergo: Heer intee leg baad rabtaa in aad ka gaarto waxbarashada?

Basiira: Ilaa heerka ugu sareeya ee PHD-ga loo yaqaan.

Ergo: Mustaqalbka bal ka warran maxaad rabtaa in aad noqoto?

Basiira:Waxaan rabaa in aan ka shaqeeyo caawinta dadka naafda ah gaar ahaan haweenka waayo dhibka uu qabo qofka naafadaha waxaa dareemi kara qofka kale ee nafaadaha  laakiin dadka kale ma fahmi karaan iyo in aan ka qaybqaato hormarinta arrimaha bulshada.

Ergo: Hadda xafiis baad fadhidaa maxaad ku qabataa?

Basiira: Waxaan ugu shaqeeyaa dadka nafaadaha gaar ahaan haweenka  sida xaaladoodda caafimaad, waxbarashada, iyo dhiiri galinta kuwa niyadda jabku ku keentay naafanimada, in aan sameeyo wacyi galin ku saabsan in gabadhaha naafada ah inay.

Ergo: Xafiskaan ayaa idin ku caawiyey.

Basiira: Waxaa nagu caawiyey haweenka qaranka.

Ergo: Waxaa wataa taleefoon sidee ku ogataa qofka ku soo wacay?

Basiira: Qofka i soo wac waan ka qabtaa kadib markaan la hadlo ayaan kartaa laakiin dirsahada aniga ayaa ku filan waayo dhammaan lambarada dadka waan waan xifidsanay waana diri karaa.

Xamdi Cabdullaahi/FO

Previous Post

HARGEYSA: XARUN LAGU BAARO EBOLA OO LAGA FURAY GAROONKA CIGAAL

Next Post

GAROOWE: FA’IDOOYINKA WAX SOO SAARKA XOOLAHA

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
GAROOWE: FA’IDOOYINKA WAX SOO SAARKA XOOLAHA

GAROOWE: FA'IDOOYINKA WAX SOO SAARKA XOOLAHA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo