Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Baydhabo: barakacayaal agab loo qaybiyey

admin by admin
October 31, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/Haweenka loo qaybinayo deeqda Baydhabo/Muxiyadiin/Ergo

In ka badan 900 boqol oo qoys oo barakacayaal aa oo ay saamayn ku yeesheen roobaka dayrta ee ka da’ay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa Hay,adaha IOM iyo UNHCR ay gaarsiiyeen agab isugu jira Maacuun, bacaha roobka, bustayaal iyo kuwa kale.

Awliyo Axmed Maxamed waa hooyo 75 jir haysatana afar carruur ah laba bilood ka hor ayey ka soo barakacaday degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay, maanta waxaan la isiiyey macuun, bustayaal aan qabowga ka huwado iyo bacaha roobka oo buushki aan degnaa oo ka samaysnaa geedo iyo maryo waxaa dumiyey roobkii oo la tagay marka aad baan ugu faraxsanahay kaalmadan.

“ Tiyeeglow ayaa ka imid kadib markii xaalado kala gedisan oo dhanka noolasha ah ay na soo wajaheen, Baydhabo dhibaato kasii daran tii xagga nagu heysatey ayaan ku aragney waayo hoy la,aan iyo nolal meelmedka oo aan la heleynin oo ay noo dheertahay roobka iyo qabowga, marka maanta agabkan ayaan qaatay  waa ii farxad roobka ayaa ka galayaa” sidaa waxaa Ergo u sheegtay Muumino Cabdi cali.

Cabduqaadir Maxamed Cabdullaahi waa madaxda hay,adda IOM ee gobollada Baay iyo Bakool ayaa  Ergo u sheegay in labada hy’adood ee IOM iyo UNHCR ay qorsheeyeen in kun iyo shaboqo oo qoys ay u qabiyaan agaba isgu jira bacaha  roobka laga galo, Bustayaa iyo maacuun, basle tirada hadda ka faa’ideysanaya wajiga hore waa 946 qoys oo ku sugan xeraha dadka barakacay oo kala yimid degmooyinka Qansax-dheere, Diinsoor, Tiyeeglow ee deegaanno kale.

Qoysaskan ayaa isgu jira kuwa abaarihii xooluhu kaga le’deen, beeraleey iyo kuwa ka ay barakicyeen dagaallada waxaana laga soo kala xuley xerayaha dadka barakacay ee magaalada Baydhabo waana qoysaskii ugu danbeeyey ee soo gala.

Muxiyaddiin Muxsin/FO

Previous Post

GAROOWE: FA’IDOOYINKA WAX SOO SAARKA XOOLAHA

Next Post

Roobab ka da’ay xudur oo sababay barakac

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Roobab ka da'ay xudur oo sababay barakac

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo