Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roobab ka da’ay xudur oo sababay barakac

Radio Ergo by Radio Ergo
November 4, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankRoobab muddo 8 saacadood ah si xiriir ah uga da`ay degmada Xudur ee gobolka Bakool toddobaadkii hore, taasoo sababtay in boqollaal qoys oo ay guryahoodii biyo buux dhaafiyeen, qaarna ay dumiyeen ay barakacaan.

In ka badan ilaa lix boqol oo qoys ayaa haatan u barakacay meelaha taagga ah ee gudaha degmada, halkaasoo ay ku haysato hoy la`aan.

Xaawo Maxamed Nuur oo ah 52-sano jir,  haysatana 9 carruur ah waxay ka mid ahayd dadkii uu guryahoodu qaaday daadadkii roobka, waxayna Ergo u sheegtay, “ Roobab sidaas u xooggan ma filaneynin, wuxuu buuxiyay dhammaan qolalka gurigeyga, waxayna daadadku la tageen agabkii guriga yaallay iyo raashiinkii, carruurteyda ayaanba si dirqi ah noloshooda kusoo badbaadiyay.” Ayay tiri Xaawo.

Aadan Axmed Maxamuud oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in degmadu ay ku taallo dhul hoose, oo roobabkuna ay sidoo kale gooyeen waddooyin muhiim u ah degmada, sidoo kalena ay biyo dhigeen iskuulladii degmada oo ay carruurtu  guryaha iska joogaan.

Maamulka degmada ayaa gacan ka gaystay soo daad gureynta qoysaskaas, waxaana la geeyay dugsiga sare ee degmada Xudur, kaasoo ah mid dagaalladii ay burbur u geysteen oo aah saqaf kore lahayn oo celiya dhaxanta iyo roobka.

Xuseen Xasan Xuseen oo ah guddoomiyaha xaafadda Sheekh Aweys oo ah xaafadda saameynta ugu daran ay ku yeesheen roobabka, ayaa Ergo u sheegay in degmadu ay markii horeba go`doonsaneyd, taasna ay sii cakireyso xaaladda dadka ka barakacay daadadka, oo siduu sheegay u baahan gargaar cunno iyo hoy degdeg ah.

Muxiyadiin Muxsin/FO

Previous Post

Baydhabo: barakacayaal agab loo qaybiyey

Next Post

QOYSAS QASAB LOOGA SAARAY DHUL BEEREED LAGU MURANSANYAHAY

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
QOYSAS QASAB LOOGA SAARAY DHUL BEEREED LAGU MURANSANYAHAY

QOYSAS QASAB LOOGA SAARAY DHUL BEEREED LAGU MURANSANYAHAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo