Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Biyo yaraan ka jirta degmada Sheekh

admin by admin
November 11, 2014
in Arrimaha Bulshada
0
Biyo yaraan ka jirta degmada Sheekh

Photo | Sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Degmada Sheekh oo ah degmo qadiimi ah ayaa dadka ku nool waxay ka cabanayaan dhibaato dhanka biyaha ah oo ka taagnayd muddo ka badan 20 sano sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka.

Maxamed Maxmuud Gahayr oo ka mid ah odayaasha Sheekh kuna noolaa ilaa 1991 ayaa Raadiyaha Ergo u sheegay in magaalada laga cabo biyaha aan nadiif ahayn oo booyado ka  soo dhaamiyaan tuulada Dubur oo 15 KM u jirta degmada Sheekh, foostadiina laga siiyo $1.5.

Wuxuu intaa ku daray in biyuhu ay yiin kuwa dhoobo iyo ciid ay ka buuxaan, aanna la cabi karin ilaa la kaydiyo oo lakal maaxiyo muddo 12 saacadood ah, waayo waxaa laga soo dhaamiyaa ceelal la maaxiyo, in ka badan 20 sano ayaan ku noolahay halkan walina ma helin biyo igu filan oo nadiif ah, marka u roobku da’o gabi ahaan magaaladu biyo maleh waayo dhulka ayaan dhiiqoobaya gawaariduna ma awoodaan inay maraan.

Maxamuud Jaamac Kaahin wuxu ka mid yahay ganacsatada wuxuuna Ergo u sheegay in biyaha laga cabao degmada ay halis ku iyihin caafimaad shacabka waayo mararka qaar  xayawaano baqkhtiyey baa lagu ridaa ceelasha laga soo dhaamiyo, markaas ayey biyihii noqdaan kuwo urayo.

Dhawr jeer ayaa la isku dayey in biyo la geliyo magaalada oo waxaa ku baxday dhaqaale gaaraya 7 boqol oo kun oo doolar ilaa haddana wax ma hayno, adeegyada kale ee bulshada way shaqaynayaan laakiin ma garanayano biyaha wax ku dhacay sidaa waxaa Ergo u sheegay Maxmauud.

Maareeyaha wakaaladda biyaha ee degmada Sheekh Cabdi Jaamac Faarax  oo Ergo ay wax ka waydiisay arrintan ka soo yeertay dadka ku nool degmada ayaa sheegay inay ku hawlanyihiin samaynta ceelka magaalada iyo qalabayntiisa.

Degmada Sheekh ayaa waxaa ku nool siday sheegayaan maamulku qoysas tiradooda ay ku qiyaaseen 7 kun.

Sadiiq Yuusuf Khalf/FO

Previous Post

Gaalkacyo: tirada carruurta nafaqo darradu hayso oo sii kordhaysa

Next Post

XIMAN IYO XEEB OO TAYEYNAYSA ADEEGGA CAAFIMAADKA

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
XIMAN IYO XEEB OO TAYEYNAYSA ADEEGGA CAAFIMAADKA

XIMAN IYO XEEB OO TAYEYNAYSA ADEEGGA CAAFIMAADKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo