Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

DAD UU SOO RITAY SHUBAN BIYOODKA OO LA JIIFIYAY ISBITAALKA KISMAAYO

admin by admin
November 5, 2014
in Caafimaadka
0
CUDURRADA UUR-KU JIRTA KU DHACA OO LOO AANEEYAY NADAAFAD-DARRADA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Ilaa 11 qof oo la il daran xanuunka shuban biyoodka ayaa lasoo gaarsiiyay isbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo labadii toddobaad ee ugu dambeyay, kuwaasoo laga kala keenay gudaha magaalada iyo deegaannada ku xeeran Kismaayo. Sida maamulka isbitaalku ay sheegeen.

Dr. Cabdisamad Abiikar oo ah agaasimaha isbitaalka ayaa Ergo u sheegay in 11ka qof ay 8 ka mid ah yihiin carruur, inkastoo aysan dhimasho jirin, ilaa 200 oo kiis oo xanuunka ah ayaa sidoo kale lasoo gaarsiiyay isbitaalka tan iyo bishii hore.

“Waqtigii kuleylaha ayaa lagu jiraa, biyaha ay dadka cabayaan oo aan nadiif ahayn ayaa dhalisay cudurka, waxaana u badan carruur dadka isbitaalka la keenayo,” Ayuu yiri Dhaqtarka.

Shaaciyo Mallow oo wiilkeeda sanad jir ah oo xanuunka uu soo ritay kula jirtay isbitaalka ayaa Ergo u sheegtay inaysan aqoon u lahayn waxa sababa shuban biyoodka, balse ay wiilkeeda ku aragtay shuban iyo matag.

Maxamed Ibraahim Yuusuf (Timo jilic) oo ah guddoomiyaha magaalada Kismaayo ayaa sheegay in maamulkoodu uu muddooyinkii ugu dambeeyayba diiradda saarayay nadaafadda magaalada, ayna dhowr meelood ka sameeyeen goobo la geeyo qashinka, oo aan magaalada dhexdeeda iyo laamiyada aan lagu daadin.

Dr. Cabdisamad ayaa dadweynaha ugu baaqay inay ku dadaalaan nadaafadda, oo ka mid ah waxyaabaha ugu badan ee xanuunkan dhaliya, “Waxaan suuqyada ku arkaa cunnooyin bannaanka lagu iibiyo oo af bannaan, kuwaasoo cayayaanku ay taataabtaan, ma habboona in la cuno cuntooyinkaasoo kale, sidoo kalena waa in waaliddiintu ay hubiyaan nadaafadda carruurtooda, sida gacmaha oo laga dhaqo markey cunto cunayaan, carruurtu difaacooda oo hooseeya way u nugul yihiin xnauunka” Ayuu yiri dhaqtarka.

Maxamed Sahal/FM

Previous Post

FAMILIES THROWN OFF AFGOYE FARM AS COURT RULES ON LAND DISPUTE

Next Post

BEEROLLEYDA LAASCAANOOD OO KA CABANAYA XANUUNNO CURYAAMIYAY DALAGYADOODA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
BEEROLLEYDA LAASCAANOOD OO KA CABANAYA XANUUNNO CURYAAMIYAY DALAGYADOODA

BEEROLLEYDA LAASCAANOOD OO KA CABANAYA XANUUNNO CURYAAMIYAY DALAGYADOODA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo