Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

GEDO: 120 KUN OO CARRUUR AH OO LAGA TALLAALAY DABEYSHA

admin by admin
October 27, 2014
in Caafimaadka
0
GEDO: 90 KUN OO CARRUUR AH OO DABEYSHA LAGA TALAALAY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Saraakiisha caafimaadka ee hay’adda WHO ee gobolka Gedo ayaa sheegay in 120 kun oo carruur ah oo da’doodu ka yartahay 5 sano ay ka tallaaleen cudurka dabeysha oo sanadkii hore lagu arkay Soomaaliya kaasoo socday mudda afar maalmood ah.

Maxamed Sheekh Cali oo ah isku duwaha Hay,adda WHO ee Gobolka Gedo ayaa Ergo u sheegay in carruurta ku nool demooyinka kala ah Garbahaarey, Luuq, Ceelwaaq, Buurdhuubo, Dolow, Beledxaawo, Geedweyne iyo dhammaan Tuulloyinka hoos yimaada degmooyinkaasi oo da’doodu ka yartahay  5-ta sano ay ka faa’idaysteen tallaalka asagoo intaa ku daray in degmada Baardheere ee gobolka Gedo aan laga fulinin tallaalka.

Wuxuu intaa ku daray in howsha fulinta tallaalka ee gobolka ay qeyb ka tahay ololaha looga hortago cudurka Dabeysha,  DR Maxamed ayaa sidoo kale sheegay in tallaalka ay barbar socdeen wacyigelin loo samaynayey  hooyooyinka oo ku saabsanayd nadaafadda, baritaanka cudurka Jadeecada, kiininga dila gooryaanka oo la siinayey carruurta, wareysiyo lala yeelanayey dadka oo ku aadanaa  cudurka Dabeysha si loo helo xog ku dheeri ah oo lagu ogaanayo in cudurku dhamaaday iyo in kale.

Maxamed Sheekh Cali ayaa sidoo kale sheegay in degmada Buurdhuubo la wada tallaalay carruuta iyo dadka waawayn maadaama kiisaski ugu dabeyey ee dabesha u ku jiray qof 27 sano jir ah.

Caasho Maxamed oo ah hooya deggan degmada Luuq oo saddex carruur ah oo ay dhashay ka tallaashay Dabeysha ayaa ku boorrisay hooyooyinku in carruurtooda ay tallaalaan si ay uga badbaadaan dhibaatooyinka uu keeno cudurkan oo ka mid ah curyaanimo, ayadoo intaa raacisay in dagaallada iyo barakaca ka jira gobolka ay sababab u noqdeen in carruurtu ay si joogt ah u helin tallaalka  5 cudur ee dilaag ah.

Fulinta barnaamijka tallaalka Dabeysha looga hortago ee gobolka Gedo ayaa waxaa iska kaashaday Hay’adda Caafimaada Adduunka ee WHO iyo UNICEF, Waxaa mashruuca tallaalka fuliyay shaqaalo si tabarrucaad ah ku shaqeynayay oo gaaraya 500 oo qof oo ka kala  yimid degmooyinka gobolka.

Axmed Cumar Salixi/FO

Previous Post

Barakacayaal hor leh oo gaaray Ceelwaaq oo codsadey in loo gargaaro

Next Post

Garoowe: ardeyda aragga la’ oo codsaday in laga caawiyo qalbka ay wax ku bartaan

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Garoowe: ardeyda aragga la' oo codsaday in laga caawiyo qalbka ay wax ku bartaan

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo