Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal hor leh oo gaaray Ceelwaaq oo codsadey in loo gargaaro

admin by admin
October 27, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/hooyo iyo carruurteeda/Keydka/Ergo

In ka badan 200 oo qoys oo 10 maalmood ka hor soo gaaray xeryaha dedka barakacay ee degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo kana yimid deegaanno ka kala tirsan gobollada Gedo iyo Bay ayaa ka cabanaya noola xumo ay sheegeen inay  ku haysto xeryaha barakacayaasha.

Aamino maxamed Cismaan ayaa Radiyaha Ergo u sheegtay in ay ka soo barakacday miyiga u dhexeeya degmada Ufurow iyo Qansax-dheere ee gobolka Baay kadib markii xoolihi ay kaga dhammaadeen abaaraha ayadoo tilmaantay in muddo dheer ay ku qaadatay inay yimaadaan xerayaha dadka barakacay ee degmada Ceel-waaq oo ay sheegatay inay noolal u soo raadsadeen balse ay ku dhibaataysan yihiin xilligan.

“Anigu waxaan haystaa 7 carruur ah iyo dhawr uu dhalay wiilkeyga mana haysanno hoyi, cunno, caafimaad iyo cid noo gargaarta toona, Waxaan ahayn 70 qoys oo ku biiray barakacayaasha xerada Samiir ee ku taalla duleeka Ceel-waaq oo isugu jira carruur, haween iyo dad da’a oo aan u adkeysan Karin dhibaatada waxaan codsanaynaa in nala caawiyo.” Ayey tiri.

Aden Xasan Yaquub oo ka mid ah Qoysaska soo Barakacay oo u waramayey Radiyaha Ergo  ayaa sheegay in xaaladda 230 qoys oo barakacayaasha cusub ah ay aad u liidato, asagoo intaa ku daray in qoysaska uu isagu ka mid yahay ay qaarkood ka soo barakaceen deegaanka Faafax-dhuun ee gobolka Gedo sababa la xiiriira xoolihii oo ka dhammaaday iyo wax soo saarkii beeraha oo meesha ka baxay abaarta awgeed.

“Ilaa iyo Iminka ma jirto ayuu yiri wax gargaar bini,aadinimo oo na soo gaarey, marka laga reebo 20 neef oo ari ah oo hay,adda ICRC maalmo ka hor ay noo qeybisey gargaarkaasina ma noqon mid wax ka tara nolosha Barakacayaasha cusub ee ku sugan Xerada Samir oo isugu jira kuwa ku xoolo beelay abaarta iyo kuwa beeraleey ah oo wax soosaarkii ay ku tiirsanaayeen ay ragaadiyeen roob yaraanta iyo abaarta sidaasi waxaa yiri Aden Xasan oo ka mid ah Qoysaska Barakacayaasha ee soo gaarey ceelwaaq.

Xeryaha Barakacayaasha ah ee ku yaala degmada Ceelwaaq oo gaaraya7 xero ayaa xilligan waxaa ku jira dad lagu qiyaasay ilaa 3kun oo Qoys.

Axmed Cumar Saalixi/FO

Previous Post

Gedo: 120 kun oo carruur ah oo laga tallaalay dabeysha

Next Post

GEDO: 120 KUN OO CARRUUR AH OO LAGA TALLAALAY DABEYSHA

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
GEDO: 90 KUN OO CARRUUR AH OO DABEYSHA LAGA TALAALAY

GEDO: 120 KUN OO CARRUUR AH OO LAGA TALLAALAY DABEYSHA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 16-MAY-2026

IDAACADDA 16-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 16-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo