Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Buur-hakaba: 150 qoys oo ka barakacay roobka

admin by admin
October 28, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/Barakacayaal/Muxiyadiin Muxsin/Kaydka/Ergo

Ku dhawaad 150 qoys oo ay barakiciyeen daadad ka dhashay roobab ma  hiigaan ah oo ka da’aday maalmo ka hor degmada Buur-hakabo ee gobolka Baay kuna sugan duleedka magaalada ayaa dalbanaya in la caawiyo.

Qamar Axmed oo haysta  lix carruur ah ayaa Radiyaha Ergo u sheegtay in gurigeedi uu ku dumiyey roobka gabi ahaantiisba balse ay ku dedaashay sidii ay u baadbaadin lahayd caruurta iyo nafteeda, waxay intaa ku dartay in sedex guri uu roobku dumiyey oo keedi ku jiro, laakiin waxaa jira in daadadku ay la tageen dhammaan wixii agaba ah ee yaallay guryaha

Hadda xaaladu aad ayey u adag tahay waayo waxaan joognaa waa banaan aan lahayn wax hoyi oo kaneeco leh mahaysanno wax aan ka galno roobka, cunno iyo caafimaad toona, marka waxaan codsanaynaa in teendhooyin nala ku caawiyo roobku mar walba ayuu imaan karaa waxaan nahay ilaa 140 qoys oo isgu jira carruur, haween iyo dad waayeel ah.” Sida awaxaa tiri Qamar.

Malaaq Mustafe Axmed Maxamed oo ka mid ah odayaasha ku sugan degmada Buur-hakaba  ayaa Ergo u sheegay in roob socday muddo saacado ah u sababay daadad muddo sedex cish ah aan la furin suuqayada magaalada oo ay istaageen isu socdadka dadka iyo gaadiidka, waxaana sidoo kale gudaha degmada ku jabey biyihii ka batey waro biyoodyo ku yaala gudaha degmada Buur-hakaba ee gobalka Baay.

Wuxuu intaa ku daray in haddii si deg deg ah aan biyo xireenno loo samayn in khasaaraha biyaha iminka ay sababeen oo ah in dhammaan ay la tageen agabkii guryaha lagu isticmaalay sida maacuunta, gogasha iyo la mid ah iyo  inta la hubo dumista sedex guri oo jiingado ka samaysnaa ay imaan karto dhibaato hor leh oo ka dhalata  daadadka roobka iyo biyaha ka soo jabaya warahaha.

Degmada Buur-hakabo waxay 60 km u jirtaa dhanka waqooyi magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Muxiyadiin Muxsin/FO

Previous Post

GAROOWE: ARDEYDA ARAGGA LA’ OO CODSADAY IN LAGA CAAWIYO QALBKA AY WAX KU BARTAAN

Next Post

Ololaha tallaalka dabeysha iyo jadeecada oo ka bilowday gobolka Bari

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Ololaha tallaalka dabeysha iyo jadeecada oo ka bilowday gobolka Bari

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo