Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Sheekada Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo ah naafo labada gacmood go’an kan qalinjabiyey jaamacadda

admin by admin
October 30, 2014
in Arrimaha Bulshada
0
Sheekada Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo ah naafo labada gacmood go’an kan qalinjabiyey jaamacadda

Photo | Sawir/ Cabdullaahi oo la gudoonsiinayo shahaada/Hargeysa/Cumar Seerbia

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Cabdilaahi Maxamed Ducaale waa wiil naafo ahoo 25 sano jira ah dhawaan ayuu ka qalin jabaiyey jaamacadda Alpha ee magaalada Hargeysa, Sanaddii 1998-kii ayaa isaga oo jooga miyiga deegaanka Caynabo da’diisuna ahayd sagaal sano jir waxa ku qaraxday miino uu helay oo uu gargaacay, taas soo gaarsiisay dhaawacyo kala duwan oo ay ugu darnaayeen labada gacmood oo goysay, waxaana gacanta midig go’day illaa suxulka halka gacanta bidix ay shantii farood iyo inta badan calaacasha go’an tahay, dhibaatada soo gaartay ma han mid ku keentay niyad jab oo nolosha naafo-nimada wuxuu noqday mid ku adkaysta.sandkii xigay marki uu dhaawaca ka bogsooday ayuu bilaabay waxbarashada dugsiga hoose dhexe.

“Anigu kuma mashquulin curyaanimada i soo gaartay laakiin waxaan ku dedaalay in aan nolsha hormar ka gaaro aan waxbarato waxaan magaalada Caynaba ka bilaabay dugsiga hoose dhexe ilaa sare, anoo ku dedaalaya in aan wax qoro oo u muhiim ah waxbarashada waa udub dhigga koobaad ee aasaaska aqoonta qoraalku, kadib sanadkii 2011 ayaan u soo wareegay magaalada Hargeysa si aan uga billaabo jamaacadda” sidaa waxaa Ergo u sheegay Ducaale.

Wuxuu intaa ku daray in dhanka qoraalka iyo yeerisa iskuulka uu ka gali jiray kaalmaha kobaad taasoo uu sheegay inay ahayd guusha safarakiisa waxbarasho iyo noolaleedba.

Cabdullaahi Maxamed Ducaale ayaa sheegay in Jaamacadda Alpha uu ka codsaday deeq waxbarasho, maalintii u horreeysey ee aan Jaamacadda tagay way ila yaabeen maamulka oo u qaadan waayeen in qof sidiisa gacmo la’ jaamacad wax ka baran karo. Arrintan ayaa mamaamulkii jaamacadda ku noqday fajiciso iyo filan waa waayo ma jirin arday hore oo noocaan oo kale oo waxbarasho ka soo raadsaday macquulnna way u noqon wayday markii hor,” Ayuu yiri.

Cabdirasaaq Xaaji Xuseen waa gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda markii hore waan rumaysan waynay in wiilkan uu waxbaran karo waayo waxaan aaminsanayn in qof labada gacmood go’an uu wax qori karin, maamulka Jaamacadda ayaa dib isugu nqoday waxaana la go’aamiyey in la siiyo deeqda waxbarasho, Ducaale  waan u yeeray waxaana laga qaaday imitixaan wuuna ku baasay sidaa ayuu ku bilaabay Jaamacaadda oo muddo 3 sano ah ka baranyey kuliyadda xisaabtaadka iyo maaraynta.

Cabdirasaaq Xaaji Xuseen ayaa intaa ku daray in Ducaale markii hore ay ku sheegeen in jaamacaddu u diyaarsanayn dadka noocaan ah inay waxbarato laakiin markii uu la soo baxay shahaada dugsiga sare ay macquul la noqotay in ay qaabilaan.

Cabdullaahi Maxamed Ducaale ayaa ku guulaystay abaal marin kadib markii uu ka qaybgalay tartartan loo qabtay ardeyda jamacadda oo ahaa far qurxinta, hadda waxaan  isu arkaa inaan ahay qof  heer wanaagsan ka gaaray tacliinta oo arrimaha bulshada ka qaybgali kara waxna tari kara, gaar ahaan kuwa naafada ah ee niyada jabka ku nool, maahi xaas leh ee hadda wixii ka danbeeya ayaa qorshaynayaa inaan reer yegleelo.

Cabdullaahi ayaa sheegay in shaqo la ga siinayo xafiiska wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Soomaaliland taasoo horay uu u ballan qaaday wasiirka wasaaraddaas Cali Maxamed Warar-caadde kadib markii uu ka qaybgalay xafladdii qalinjabintiisa.

Haraadiga hubka iyo waxyaabaha qaraxa ayaa boqolaal carruur ah u geysta dhibaatoon kala duwan sida dhimasho iyo inay ku waayaan xubno muhiim oo jirkooda ah.

Cumar Seerbiya/FO

Previous Post

OLOLAHA TALLAALKA DABEYSHA IYO JADEECADA OO KA BILOWDAY GOBOLKA BARI

Next Post

Shaqo noocee ah ayey dhallinyaradu doonaysaa

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Shaqo noocee ah ayey dhallinyaradu doonaysaa

Shaqo noocee ah ayey dhallinyaradu doonaysaa

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 16-APR-2026

IDAACADDA 16-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 16-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-APR-2026
April 12, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo