(ERGO) - Marka laga soo tago in ay caqabad kala kulanto in ay isu dheelitirto howsha xaafadda ay ka qabato...
(ERGO) - Fatahaadda webiga Shabeelle ayaa waxaa ay sababtay in 27,471 arday ay ku dhacdo waxbarasho la'aan gudaha magaalada Baladweyne...
(ERGO) - Sabaad Cabdullaahi Madar, 18 sano ka hor ayay miyiga ka timid oo ay u soo guurtay magaalda Burco...
(ERGO) - Lix jaaamacadood oo ku kala yaalla magaalooyinka Muqdisho iyo Baledweyne ayaa deeqo waxbarasho siiyay 350 arday oo sannadkan...
(ERGO) - Dhallinyarada ka qalinjabinaysa jaamacadaha Soomaaliya ayaa tiradoodu kordhaysaa sanad kasta iyadoo celceliska heerka tirada dadka shaqada helaya ay...
(ERGO) - Maxamuud Maxamed Cali oo ah 20 jir wuxuu ka mid yahay ardaydii ugu horreysay ee shahaadooyinkooda dugsiyada sare...
(ERGO) -Waxaa labadii sano ee u dambeysay kordhay tirada gabdhaha waxbarashada ku biiraya labo iyo toban deegaan oo ku yaalla...
(ERGO) - Guurka degdeg ah ee gabdhaha ayaa caqabad ku ah waxbarashada gabdhahaku nool magaalada Ceel-cirfiid. In ka badan 20...
(ERGO) - Nasra Maxamed Omar oo ah 14 waa gabar agoon ah oo ku nool magaalada Burco. Waxaa ay ka...
(ERGO) - Mowlid Cali Dugow, waa 25 jir naafo ah todobaadkii tagay ayuu ka aflaxay jaamacadda Jaamacadda Caalamiga ah ee...
IDAACADDA 24-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo