Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Ceelwaaq oo laga dhisay dugsigii sare ee ugu horreeyay

admin by admin
December 13, 2019
in Wararkii u Danbeeyay, Waxbarashada
0
Baydhabo: Carruur iskuullada looga saaray beero falasho

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Axmed Isaaq Daahiye waxaa uu ka mid yahay ardayda fursada u heshay fasalka kowaad ee dugsiga sare oo laga dhisay magaalada Ceel-waaq ee gobolka Gado.

Wuxuu Raadiyow Ergo u sheegay in furasadan uga dhigan tahay mid uu ku taamayay inta uu dhiganayey iskuulka dhexe.

“Aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay in aan helo waxbarasho sare aniga oo la nool waalidkay, seddex ka mid walaalaheyga iga horeeyay fursadan oo kale ma ayan helin oo waxbarashadii halkaasi ayay ugu tageen,” ayuu yiri Axmed.

Dugsiga ardeyda hadda dhigata oo gaaraya ilaa 55 ardery ayaa 30 ka mid ah ay yahiin gabdho. Waxaa uu iskuulka ka kooban yahay ilaa labo fasal iyo xafiis,tirade.

Leyla Maaxmed Xareed waxay ka mid ahayd arday ugu horaysay eek u biiray dugsigan. Waxay sheegtay in ay ku faraxsan tahay in ay sii wadato waxbarashadeeda.

“Dhamaan ardeyda wax ka barata Ceelwaaq aad ayay u faraxsan yahiin, waayo waxaa soo baxaya iftiinka mustaqbal wanagsan, maaddama Ceelwaaq taariikhada markii ugu horeysay ee laga furo dugsi sare,” ayay tiri Leyla.

Maxamed Aden oo Guddoomiyaha guddida Waalidiinta dugsiga sare ayaa Raadiyow Ergo u sheegay in dhallinyarada deegaanka oo waxbarashada ku soo badanaysa iyo waxbarashada sare oo aanay haysan ay ku kaliftay inay sameeyaan dugsiga sare.

Ibraahin Xasan Mire oo ah Maamulka Iskuulka sare ee laga furey Ceelwaaq ayaa sheegay tirada macalimiinta waxka dhiga inay yahiin ilaa shan macalalin. Wuxuu sheegay in ay mushaar ahaan u siiyaan macalinkiiba lacag u dhaxaysa $170 ilaa $180.

Ardayda iskuulka ayaa bixiya lacag siddeed doolar ah bishiiba, si howlaha iskuulka loogu fuliyo.

Guddoomiye ku xigeenka degmada Ceelwaaq, Sahal Macalin Aden wuxuu Raadiyow Ergo u sheegay in dhallinyarada deegaanka ay ku adkaatay inay waxbartaan markay ka dhameysataan dugsiga hoose dhexe taasina ay ku noqotay caqabad.

 

Previous Post

Haweenka ka ganacsada xoolaha oo ku soo badanaya magaalada Cadaado

Next Post

IDAACADDA MAANTA SABTI 14-DEC-2019

Related Posts

blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Dhalinyaro la baray xirfaddo ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda oo barakac ku ah Cadaado
Wararkii u Danbeeyay

Dhalinyaro la baray xirfaddo ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda oo barakac ku ah Cadaado

September 24, 2026
Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari

September 23, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska

September 16, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA SABTI 14-DEC-2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 27-SEP-2026

IDAACADDA 27-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 27-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-SEP-2026
September 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-SEP-2026
September 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-SEP-2026
September 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-SEP-2026
September 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo