Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Haweenka ka ganacsada xoolaha oo ku soo badanaya magaalada Cadaado

Radio Ergo by Radio Ergo
December 13, 2019
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Qiimaha xoolaha

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Labadii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa suuqa xoolaha ee magaalada Cadaado ku soo badanaayay haweenka xoolaha ka ganacsada kuwaa oo noolal maalmeedooda ka soo saaro. Siraad Ibraahim Cabdulle waxaa ka mid tahay haweenka ariga ka soo ibsada reer miyiga kana sii iibiyo dadka magaalada.

“Waxaan nahay afartameeyo dumar ah, waxaa nagu dhaliyay in aan nolosheena wax ka badalno, faa’iidada naga soo gasha, maalinna waan qadnaa maalinna waan quudsanaa, maalin 6 doolar maalina 5 doolar, adigu wax go’an ma ahan,” ayay tiri Siraad.

Sidoo kale Siraad ayaa waxay sheegtay in xoolaha neefkii u gadmi waaya ay u gaysato reera ay qaraabo yihiin oo ku nool deegaannada miyiga ah.

“Marmar ka qaar ayaa waxaa la ii keenaa ridu, ayadoo waxar wadata mar, toban ayay meesheeda ku noqotaa,” ayey tiri Siraad.

Nasteexo Cadaawe oo ah hooyo haysata toddobo carruur ah, ayaduna  waxay ka mid tahay hooyooyinka ariga ku iibiya suuqa. Nesteexo waxay Raadiyow Ergo u sheegtay in ariga neefkii gadmiwaaya ay ku xarayso xero kiro ah oo looga kireeyo hal falis.

“Waxaa nagu dhaliyay shaqada carruurtaan u xamaalanaa, nolosheenana waan ku dabarnaa carruurtana waxaan baranaa,” ayay tiri Nesteexo.

Nasteexo maalintii waxay iibisaa 5 ilaa 6 ari ah kuwaa oo ay ka macaashto lacag u dhexayso 5 ilaa lix midkiiba. Afar ka mid ah carruurteeda ayaa waxay dhigtaan dugsi quraan, kuwaa oo bishii ay ka bixiso lacag 28 doolar ah. Nasteexo ayaa waxay suuqa ku soo biirtay sanadkii 2017, ayadoo markaas la soo gashay lacag dhan 1,000 doolar.

 

 

 

Previous Post

IDAACADDA MAANTA JIMCE 13-DEC-2019

Next Post

Ceelwaaq oo laga dhisay dugsigii sare ee ugu horreeyay

Related Posts

blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Dhalinyaro la baray xirfaddo ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda oo barakac ku ah Cadaado
Wararkii u Danbeeyay

Dhalinyaro la baray xirfaddo ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda oo barakac ku ah Cadaado

September 24, 2026
Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari

September 23, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska

September 16, 2026
Next Post
Baydhabo: Carruur iskuullada looga saaray beero falasho

Ceelwaaq oo laga dhisay dugsigii sare ee ugu horreeyay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 27-SEP-2026

IDAACADDA 27-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 27-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-SEP-2026
September 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-SEP-2026
September 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-SEP-2026
September 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-SEP-2026
September 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo