Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Arday ka faa’iidaysanayso waxbarasho jaamacadeed oo bilaash ah

Radio Ergo by Radio Ergo
September 30, 2019
in Wararkii u Danbeeyay, Waxbarashada
0
Guurka degdegga ah oo dhibaato ku haayo waxbarasha gabdhaha ku nool gobolka Shabeelada Dhexe

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Lix jaaamacadood oo ku kala yaalla magaalooyinka Muqdisho iyo Baledweyne ayaa deeqo waxbarasho siiyay 350 arday oo sannadkan ka soo baxay dugsiyada sare ee magaalada Baledweyne kuwaas oo aanan awoodin in ay iska bixiyaan qarash jaamacadaha oo waxbarashada ka hari lahaa.

Jaamacadda Joobkey qaybteeda Beledweyne waxaa ay waxbarsho bilaash ah siisay 100 arday, Jaamacadda Hiiraan, iyana waxay waxbarsho bilaash ah siisay 50 arday.

Waxaa sidoo kale iyana waxbarsho bilaash ah 38 Jaamacadda Centre, halka Jaamacadaha Plasma, Baladweyne iyo Yarmuuk oo ku taalla Muqdisho ay waxbarasho bilaash ah kala siiyeen 21, 5, iyo 136 arday.

Madaxa wabarashada Jaamacadda Hiiraan, Cabdulaahi Cabdisalaan Cilmi ayaa Raadiyo Ergo u sheegay inwaxbarashadaan bilaashka ah ay ugu talagaleen dadka danta ayar, iyo dumarka.

”Markii la yiraahdo deeqaha waxbarashada magaca ayaa ka dareeme kartaa dad fara badan ayaa lagu kala soo xuli karaa, inta badan waxaa lagu kala xushaa in ardaygu yahay mid ka soo jeeda qoys dan yar ah iyo uu kaalin hore ka galay natiijooyinka imtixaanaadka la qaaday,” ayuu yiri Cabdulaahi. Sida uu sheegay Cabdulaahi, 30 ka mid ardayda ay qaateen waa gabdho.

Maxamed Ibraahin Xasan waa 23 sano jir ah ka mid ah ardayda ka faa’iidaysanaysa deeqdan waxbarasho ee ay bixiyeen Hiiraan University.

Wuxuu sanadkan ka baxay dugsiga sare ee Mujamac. Maxamed oo ka soo jeedo qoys danyar oo aan awoodin qarashaadka ku baxayo jaamacadda.

Inta uusan helen deeqda waxaa uu tagay mid ka mid ah jaamacadaha waxaa loo sharxay qarashaadka ku baxayo jaamacadda isagoo garawsaday inuu is kaga haro jaamacadaha sanadkan inta uu dhaqaale ka helayo laakiin waxaa uu maqlay in Xafiiska ururka Horumarinta Ardayada gobolka Hiiraan ay hayaan deeqo waxbarasho oo la’aan ah.

Maxamed waxaa uu waxbarashada qeybta hoose iyo dhaxe si lacag la’aan ah uga dhigtay iskuulka Daryeel-bulsho oo ah iskuul si bilaash ah wax loogu baro ardayda

”Wan ku faraxsannahay walaahi markaan helay deeqdan waxbarasho waalidkane wey farxeen markan u sheegay in la iga xaliyey caqabada igu taagnayd, runtii isma dhahayn inaan helayo deeq waxbarasho oo lacag la’aan” ayuu yiri Maxamed.

Sacdiyo Ciise Aadan oo ka baxday iskuulka Adult ee magaalada Baledweyne waxay Raadiyo Ergo u sheegtay in aysan awoodin qoyskooda dhaqaalaha ku baxaya jaamacadda.

Aabbaheed waa nin da’ ah waxaana nolosha qoyskoodu ay ku tiirsan tahay dhaqaale ay hooyadeed ka hesho bagaash ay magaalada ku iibiso.

Hadda waxaa ay ka mid noqotay ardayda waxbarashada bilaashka ah ka heshay.

”Rajo saa’id ah kama qabin aniga in aan bilaabayo Jaamacad sanadkan, aniga deeq waxbarasho in ay jirto ma ogayn, dib ayaa la iga soo sheegay markan ogaaday sidaasi ayaan kula soo xareeray markan helayna, waan farxay al-xamdulilaah waxaana jeclahay in aan barto kuliyada beeraha oo ilaa yaraanteeydii aan ku hamin jirtay.

Arday lagu qiyaasay 1,468 arday ayaa ka baxday sanadkan iskuullada dugsiyada sare ee ku yaalla Gobolka Hiiraan waxaana jira boqolaal arday oo aanan awoodin in aysan iska bixiyaan qarashaadka jaamacadaha kuwaas oo sannad walba ka haro waxbarashada sida uu sheegay guddoomiyaha waxbarashada gobolka Hiiraan.

Previous Post

Nin xerada Dhadhaab ka sameeyay ganacsiyo guulaystay

Next Post

IDAACADDA MAANTA TALAADO 1 –OCT–2019

Related Posts

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud
Beeraha Iyo Xoolaha

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud

August 21, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA TALAADO 1 –OCT–2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 02-SEP-2026

IDAACADDA 02-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 02-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-SEP-2026
September 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-SEP-2026
September 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026
August 31, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-AUG-2026
August 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-AUG-2026
August 29, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo