Warbixino laga soo kala uruuriyay deegaannada kala duwan ee Puntland isla markaana ay iska kaashadeen xafiiska xuquuqda aadanaha Puntland iyo...
Lix boqol oo tahriibayaal Soomaali ah oo ku jiray xabsi ku yaalla meel 15km u jirta magaalada Kareemiya ee dalka...
Ilmahan halkan lagu xanaanayno meelna ugama baxaan oo waxbarashadooda,jiifkooda, caafimaadkooda iyo labiskoodaba waxay ku leeyihiin xeradan. Waxaa maamula taliska ciidanka...
Qiimaha raashinka quutal daruuriga ah ayaa kor u kacay tanoo loo sababaynayo qiimaha shillinka Soomaaliga ah oo aad hoos ugu...
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee maamulka Koonfur-galbeed ayaa dhowaan magaalda Baydhabo ka hir gelisay labo xarumood oo kala ah qeyb sheybaar...
Dadka ka soo jeeda deegaannada koonfurta Soomaaliya ee ku nool xeryaha lagu barakacay ee Naasa-hablood A iyo Naasa-hablood B ee...
Nin oday ah oo ku nool degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa nolol-maalmeedka qoyskiisa kala soo baxa iibinta noocyo kala...
Inka badan 200 oo arday ayaa ka faa'iideysanaya, oo wax ka baranaya dugsi sare oo cusub oo dhawaan looga furay...
600 oo qoys oo beeraley ah oo uu barakaciyey dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo Al-Shabaab, oo...
Haweenkan oo ka kooban siddeed iyo toban oo ku jirta xarun caafimaad oo ku taalla magaalada Gaalkacyo duleedkeeda ayaa qabay...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo