dadka deggan tuulada Geed la-rifay oo lagu qiyaaso shan boqol oo qoys ayay haysaa biyo yaraan kaddib markii ay qallaleen...
Roobka oo muddo afar saac ah socday waxaa uu dumiyay guryo ku yaalla magaalada, sidoo kalena waxaa uu baabiiyay dalagyada...
Cabdikaafi Cabdullaahi Cigaal oo ku nool magaalada Burco ee gobolka Togdheer wuxuu hilibka oodkaca la yiraahdo ku gadaa magaalada Burco,...
Bajaajta oo ka kooban 1,800 oo xabbo waxaa loo kala qaybiyay saddex maalin waxaa kooxda maalintaas shaqaynaysa ma ahan e...
16 dhaliyaro ah oo ka mid ahaa dadka ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab Kenya ayaa deeq waxbarasho ka helay...
180 qoys oo beeraley ah oo ka soo barakacay tuulooyin Haduuman ,Buula-sheekh iyo Farxaane oo hoostaga degmaa Qoryooley ee Shabeelaha...
Beeraleyda galbeedka Somaliland ayaa ka cabanaya suuq la'aan haysata dalagyadii ay goosteen. Dalagyada ay suuqa geeyeen oo ay tacbadeen xilligii...
Qeybo badan oo waddanka Soomaaliya ah waxaa dhibaato ku haya bacda oo xooluhu ay cunaan ayna u dhintaan. Dr. Maxamed...
Dhaqan ahaan qoysaska Soomaalidu muddo badan waxbarashada gabdhaha iyo wiilasha umaysan sinayn, taasina waxay keentay in tirada gabdhaha waxbarashada aadaa...
Dhalinyaradan oo ka laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Waqooyi-bari Kenya, ayaa Raadiyo Ergo uga warramay dareenkooda farxadeed ee ku aadan...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo