Cabdikaafi Cabdullaahi Cigaal oo ku nool magaalada Burco ee gobolka Togdheer wuxuu hilibka oodkaca la yiraahdo ku gadaa magaalada Burco, waxaa u gaysay inuu shaqadaas qabto kaddib markii uu waayay shaqo kale oo uu qabto.
Sadiiq Yuusuf Qalaf ayaa warbixinta Burco ka soo diray.











