Iyadoo malaayiin carruur ah ay waalidiintood iyo ehelladooda kula damaashaadayaan munaasabadda ciidda awgeed, ayaa dhanka kale waxaa jira carruur kasoo...
Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Warsame oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurrada indhaha, isla markaasna ka hawlgala isbitaalka indhaha Puntland ee Al-baraka...
Abwaan Muuse Cali Faruur kamid ah ah barnaamij tebiyayaasha Radio Hargeysa oo uu muddo ka badan 50 sano ka shaqaynayey...
Dadka reer Afgooye maalmaha ciidda waxay isugu soo baxaan meelo bannaan ah, waxayna soo bandhigaan ciyaaro dhaqameed. Haddaba nooca ciyaarahaas...
Iyadoo shalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad wayn oo ku saabsan xuska maalinta bani'aadamnimada adduunka ayaa waxaa aad looga hadlay...
Dugsiga sare ee magaalada Bacaadweyn waxaa xilligan dhigta 300 oo arday oo 177 ka mid ah ay gabdho yihiin, ardaydaas...
Ciriiri badan ayaa laga dareemayaa suuqyada lagu kala iibsado xoolaha ee magaalada Buuhoodle. Xoolo-dhaqatada oo roob fiican u helay xoolohooda,...
Saddex iyo toban carruur ah iyo labo haween ah ayaa ku geeriyooday deegaanada Daryo-geeso-weyn iyo Holol oo hoos yimaada degmada Xuddun ee...
Xilli 13 bil laga joogo markii ganacsatada magaalada Baledweyne ay diideen inay wax ku iibsadaan lacagta shilinka Soomaaliga oo ay...
Magaalada Hargeysa dhallinyaro badan oo dhameysa jaamacadaha ma shaqeeyaan, arrintaas oo sababaha loo aaneeya ay kamid tahay loo shaqeeyeyaasha oo...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo