Dadka reer Afgooye maalmaha ciidda waxay isugu soo baxaan meelo bannaan ah, waxayna soo bandhigaan ciyaaro dhaqameed.
Haddaba nooca ciyaarahaas iyo sida magaalada looga ciida waxaa warbixintan nooga soo diray weriyaheena Maxamed Deeq Cabdi.

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo