Haweenkan oo ka kooban siddeed iyo toban oo ku jirta xarun caafimaad oo ku taalla magaalada Gaalkacyo duleedkeeda ayaa qabay xannuunada gaaska caloosha, nafaqo-xumo iyo dhiig yari.
Warbixintan waxaa Gaalkacyo ka soo diray Jibriil Cismaan Cilmi.

IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo