(ERGO) - Guddi dhallinyarada magaalada Beledweyne ah oo is-xilqaamay ayaa howl nadaafad ka fuliyay xaafadd Buundo-weyn kaddib markii saddex meel...
(ERGO) - Xassan Aadan Cigaal oo ka mid ah afartan iyo labo dhallinyaro ah oo bishii labaad ee sanadkan shaqo...
(ERGO) - Qoyska Bile Yuusuf Nuur oo ka mid ah in ka badan 200 oo qoys oo ku nool dagmooyinka...
(ERGO) - Jihaan Axmed Diiriye oo haysta afar carruur ah ayaa ku faraxsan inay haysto shaqo joogta ah oo ay...
(ERGO) - Qoysas gaaraya 7,500 oo qoys oo bartamihii bishii May loo wareejiyay dhul magaalada Luuq ka durugsan ku dhowaad...
(ERGO) - Boqollaal qoys oo ka soo barakacay fatahaadda webiga Shabeelle uu ka sameeyay magaalada Jowhar iyo tuulooyin gobolka Shabeelaha...
(ERGO) - Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa sheegtay in ku dhowaad afar boqol oo qof oo cudurka shuban biyoodka uu soo...
(ERGO) - Qoyska Shamis Cabdullaahi Yuusuf oo ka kooban toddobo qof ayaa gargaarkii ugu horreeyay ku helay duleedka deegaanka Guna-gado...
(ERGO) - Dhallinyaro is-abaabulay ayaa labadii toddobaad ee la soo dhaafay shan xeryo bakarac oo ku yaalla degmada Guriceel ee...
(ERGO) - Hay’adda cilmi-baarista ee PDRC, ayaa cilmibaaris ay ka samaysay lix magaalo oo ka baxsan laamiga kana tirsan gobollada...
IDAACADDA 27-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo