(ERGO) - Najax Maxamed Cige oo 17 sano jir ah ayaa ku filnaatay nolosha qoyska ay ka dhalatay oo danyar ah....
(ERGO) - kumanaan qof oo ka kaluumaysanayay gobolada Sanaag iyo Bari ayaa wajahaya shaqo la’aan saamaysay nolosha qoysaskooda, markii maraakiib...
(ERGO) - Ayaan oo magaceeda saxda ah aan qarinay ayaa ku qasbanaatay inay ku biirto xero barakac oo ku taalla...
(ERGO) - Maxamed Haybe Xasan wuxuu la murugsan yahay waxbarasho la’aan ay wajahayaan shan carruurtiisa ah. Waxay sanad dugsiyeedkan furmay...
(ERGO) - Kun iyo saddex boqol oo qof oo u badan dad abaarta ku xoolo-beelay ayaa awoodday in ay il-dhaqaale...
(ERGO) - Kaltuun Cabdullaahi Axmed iyo carruurteeda oo shan ah ayaa hela 7 liitar oo biyo ah 24 saacba mar....
(ERGO) - Canab Xassan Mukhtaar oo xerada Ifo2 timid 28 Luuliyo waxay wajahaysaa cunno yari, hoy la’aan iyo biyo yari....
(ERGO) - Kun iyo saddex boqol oo beeraley ah oo ku nool gobolka Nugaal ayaa goostay dalagyo iskugu jira khudaar...
(ERGO) - Iqro Cabdi Faarax waxay cunno yari ku wajahaysaa xerada barakaca Raage-iidle ee duleedka magaalada Baladweyne tan iyo bishii...
(ERGO) - Iskaashato beeralay ah oo ka kooban 20 koox ayaa markii ugu horraysay dheefsanaya wax-soo-saarka dhul-beereed cusub oo ay...
IDAACADDA 25-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo