(ERGO) - Lix jaaamacadood oo ku kala yaalla magaalooyinka Muqdisho iyo Baledweyne ayaa deeqo waxbarasho siiyay 350 arday oo sannadkan...
(ERGO) - Nuur Tawane oo 34 jir ah, wuxuu ku jiraa tiro aan badnayn oo ka mid ah dadka qaxootiga...
(ERGO) - Dhallinyarada ka qalinjabinaysa jaamacadaha Soomaaliya ayaa tiradoodu kordhaysaa sanad kasta iyadoo celceliska heerka tirada dadka shaqada helaya ay...
(ERGO) - Degaanka Gaashaamo oo ka tirsan gobolka Jarar ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa saddexdii todobaad ee la soo dhaafay...
(ERGO) - Faadumo Shire Beereed oo 80 jir ah waxaa ay ka mid tahay haweenka xirfadihii ay miyiga ku yaqaanayn...
(ERGO) - Hooyada iyo dhalaalka ku nool deegaannada Awr-boogays iyo Widh-widh oo kala tirsan gobollada Sool iyo Togdheer ayaa ka faa’ideysanaya...
(ERGO) - Haweenka umulaya ee tuulada God-daamiro oo umul raac iyo dhiig-bax u dhiman jiray oo hadda adeegyo caafimaad ka...
(ERGO) - Qoysaska danyarta ah ee ku nool tuulada Bandarseed ee 80 km dhanka bariga ka xigta Gaalkacyo oo markii...
(ERGO) - Dadka ku nool deegaanka Warta-Buraale oo magaalada Burco dhinaca waqooyi ka xigta 85km ayaa samaystay biyo qabatin, si...
(ERGO) - Maxamuud Maxamed Cali oo ah 20 jir wuxuu ka mid yahay ardaydii ugu horreysay ee shahaadooyinkooda dugsiyada sare...
IDAACADDA 27-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo