Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Dadka deegaanka Gaashaamo oo walaac ka muujinaya weerarrada shimbirka gorgorka

Radio Ergo by Radio Ergo
September 26, 2019
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Xaaladda samafalka Soomaaliya oo meel fiican maraysa

Kaydka sawirrada?Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
(ERGO) – Degaanka Gaashaamo oo ka tirsan gobolka Jarar ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa saddexdii todobaad ee la soo dhaafay waxaa ku soo kordhay shinbirka gorgorka oo la sheegay in weerar ku haayo carruurta.
Shimbirkan ayaa la sheegay in uu dilay seddex carruur, isagoo dhaawacay afar kale. Dhacdadii u dambaysay ayaa la sheegay in ay dhacay isniintii, taa oo uu u gaystay gabadh siddeed jir ah. Gabadha ayaa waxaa soo gaaray dhawac sida uu Raadiyow Ergo u sheegay Xasan shire oo ah aabbaha dhalay gabadha.

“Qabalaha (Tuulada) Galka ayaan joognay, goor galab ah, ayuu na soo weeraray, dhegta ayuu dhexda goostay, marki dambana waan dilnay,” ayuu yiri Xasan

Muuse Muxumed Xasan oo ah afhayeenka maamulka degmada Gaashaamo ayaa wuxuu Raadiyow Ergo u sheegay in markii gorgorka bilaabay weerarka uu ku beegsanaayo carruurta feejignaayo badan la muujiyay si carruurta looga difaaco shimbirka.

 “Diyaargarow ayaa la galay carruurtii waa la xareeyay, dadkii waa waynaa ayaa xoolihii raacay, Imika dhimashadu saddex ayay maraysaa,” ayuu yiri Muse.

Haddaba shinbirkaani xaggee carruurta uu qabsado ka cunayaa, waa kan

Axmed Warsame oo ka mid ah odayaasha deegaanka Gaashaamo ayaa u sheegay Raadiyow Ergo in shimbirku uu ilmaha indhaha kala baxo.

“Wiilkii uu cunay indhaha wuu la baxay, wajiba oo dhan wuu nabarreeyay, halkan wuu ka duleeliyey nasinta la yidhaahdo ee madaxa iyo wajigu iska galaan intaas ayaa u badan meelaha uu dadka ka cunayo, iyo beerka,” ayuu yiri Axmed oo sharxaayay sida uu shimbirku u weeraro carruurta.

Dadka deegaanka ayaa arrintaani ku abuurtay walaac, iyagoona carruurta wakhtigaan aan u dirayn kaligood inay xoolaha raacaan.

Axmed Warsame ayaa sheegay in shimbirku weeraradiisa way socdaan oo uu ilaa hadda beegsanaayo carrurtu.
“Xabad uun baa bahalkaas lagu dili karaa, haddii kale wuu kaa duulayaa. Dadka deegaanku waxay u soo wada jeedaan sidii la isaga celin lahaa,” ayuu yiri Axmed.
Previous Post

IDAACADDA MAANTA KHAMIIS 26-SEPT–2019

Next Post

IDAACADDA MAANTA JIMCO 27-SEPT–2019

Related Posts

blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka

May 16, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Adeegsiga AI oo beeraley Baydhabo ka caawiyay inay soo saaraan dakhli beddelay noloshooda

May 11, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA JIMCO 27-SEPT–2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-MAY-2026

IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-MAY-2026
May 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-MAY-2026
May 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo