Shuban biyood ka dilaacay degmada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa soo ritay todobaatan iyo kow bukaan toddobaadkii ugu dambeeyay....
Boqolaal qoys oo isugu jira beeraley iyo xoola dhaqato ayaa ka barakacay deegaanka Oodagooye ee koonfurta gobolka Sool, kadib markii...
Ayax tiro badan ayaa kusoo duulay beeraha iyo dhul daaqsimeedka 22 tuulo oo kuyaala koonfurta degmada Baardheere ee gobolka Gedo...
Luul Maxamed Isaaq waa hooyo 42 jir ah oo haysata 7 caruur ah, waxay ku nooshahay xeradda Kulmiye oo dhinaca...
Ciidanka dabdamiska Somaliland ayaa maaraynta khatarta dabka ku tababaray sadex boqol oo qof oo laba boqol iyo toban kamid ah...
Maamulka dawlada hoose ee magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa ugu deeqay 450 qoys oo kamid ah dadka gudaha ku...
Ku dhowaad 100 kaluumaysato Soomaali ah oo ku sugan degmo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug ayaa joojiyey shaqadda kaluumaysiga, kadib...
(ERGO) – Beeraleyda ku dhaqan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya oo dhowaan ay waxyeelo gaarsiiyeen faratahaadii uu sameeyey webiga Shabelle...
(ERGO) – Qoysas xoolo dhaqato ahaa oo ku cayroobey abaaraha soo noqnoqday ee ka dhacay dalka Soomaaliya ayaa bilaabay inay...
(ERGO) - Hooyo Iraado Maxamuud Warsame oo ah hooyo 54 jir ah oo ku nool degmada Galdogob ee gobolka Mudug...
IDAACADDA 27-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo