Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee suuqa magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Khaliif oo...
(ERGO) - In ka badan hal milyan oo ari ah ayaa laga tallaalay cudurada jadeeco madowda iyo furuqa todobadkii hore...
Beeraleyda deegaannada Somaliland ee ay u soo go'een dalagyadii ay abuurteen xilli roobaadkii la soo dhaafay ee Deyrta iyo kii...
Halkan ka dhegeyso qiimaha maanta ee xoolaha nool ee seylada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Waxaa soo-jeedinaya Faarax Dubbad oo...
Halkan ka dhageyso qiimaha xoolaha nool ay ka joogaan seylada degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Weriyeha Raadiye Ergo Maxamed Saalax...
Muxubo Ciise oo ku nool tuulada Sinujiif oo 60km dhinaca bari ka jirta Garowe, waxay ku faraxsan tahay in ay...
Labo arday oo ka baxay kulliyadaha beeraha iyo xoolaha ee jaamacadda Jasiira ee magaalada Muqdisho ayaa tababar caws beeris ah...
(ERGO) - Mukhtaar Cali Garaad wuxuu wadaa tacabka hal hektar oo ka mid ah beertiisa oo dhan 7 hektar. Wuxuu...
Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan shati kalluumeysi siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo badaha Soomaaliya ka qaadan doonto kalluunka Tuuna....
Qoysas ku noolaa toban tuulo oo waqooyiga Balcad ku yaalla horayna uga barakacay fatahado bishii Abriil ee sanadkii hore ee...
IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo