(ERGO) - Boqollaal qof ayaan cunno iyo noloshooda waxa ay ku maareeyaan haysan muddo labo toddobaad ah kaddib markii ay...
Caasha Cabdikariin Xirsi waxay ka mid tahay haweenka horumarka ka sameeyay ganacsiga kalluunka iyo aargoosata degmada Eyl ee gobolka Nugaal....
Maxamed Cabdisalaam Caalim waa qoraaga buugga 10 sababood oo abaaraha keena, Wariyaha Raadiyo Ergo ee Muqdisho Cali Muumin ayuu uga...
(ERGO) – Xoolo dhaqato ku nool tuulooyinka Bajeela, Eldibir, Budbud, Xiingod oo ka tirsan degmada Hoboyo ee gobolka Mudug ayaa...
(ERGO) - Seyladda xoolaha ee magaalada Baydhabo waxaa ka dhaqan-galay amar ay dhamaadkii bishii hore soo saartay wasaaradda Xannaannada Xoolaha,...
Magaalada Baydhabo waxaa saddexdii toddobaad ee u dambeysay ka dhaqan-galay amar ay soo saartay wasaaradda xannaannada xoolaha kaas oo aan...
Maanta waxaan ku soo qaadanayna seyladaha xoolaha ee xeryaha DHadhaab ee dalka Kenya. Waxaa soo jeedinaya Axmed Cabdullaahi.
Tuulooyinka Leebow iyo Shinniile ee gobolka Hiiraan horraantii sanadkii hore laga hirgeliyay mashruuc looga hortagayo fatahaadda webiga. Hab casri ah...
Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee seyladda Magaalada Baardheere. Waxaa soo jeedinaya Cabdifataax Maxamed Mukhtaar. .
IDAACADDA 17-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo