Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraha Iyo Xoolaha

CADAADO:-XOOLO-DHAQATO-BEERALEY-NOQONEYSA

Daaq yari ka dhalatay abaaraha soo noqnoqday ee adkeeyay nolosha dadka reer guuraaga ah ayaa […]

BADHAADHE OO LAGA MAMNUUCAY UGAARSIGA

Maamulka degmada Badhaadhe ayaa mamnuucay ugaarsiga door-joogta dib ugu soo noqoneysa dhulka hawdka ah ee […]

BUUHOODLE: 100 KUN OO ARI OO LA TALLAALAYO

Tallaalka ari dhan boqol kun oo neef ayaa ka bilowday degmada Buuhoodle iyo shan deegaan […]

BEERALLEY ISKA KAASHADAY KA HORTAGGA FATAHAADAHA WEBIGA SHABEELLE

Beeralleyda ku nool tuulooyinka Congo, Garaash, Bayaxaw iyo Daanyeerrey oo ku teedsan dhanka koofureed ee […]

QIIMAHA KHUDAARTA OO SARE U KACAY

Qiimaha qudaarta ayaa sare uga kacay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii fatahaado […]

BOOSAASO: CUDURRO BAABI’IYAY DALAGYADA BEERAHA LAAG

Hoos u dhac baa ku yimid wax soo saarka beeraha deegaanka Laag oo qiyaastii 30km […]

Haweenka caanaha iibiya oo helay keyd casri ah

Hey’adda Aqoonyahanada Beeraha Soomaaliyeed ayaa keydiyayaal casri ah u qeybisay qaar ka mid ah dumarka […]

BUUHOODLE: HOOS U DHAC KU YIMID QIIMAHA XOOLAHA

Hoos u dhac ayaa ku yimid qiimaha xoolaha lagu iibiyo ee suuqa degmada Buuhoodle ee […]

WAX SOO SAARKA BEERAHA GALLEYDA IYO KHUDAARKA OO KORDHAY

In ka badan kun iyo todobo boqol oo beeraleey oo ku kala sugan degmooyinka Balcad, […]

WAREYSI: XOOLO-DHAQATO-BEERALLEYDA GEBILLEY OO ROOBAB YARAANTU AY SAAMEYSAY

Xoolo-dhaqato-beeralleyda ku nool deegaanka Geed-balaadh, oo 250km u jira degmada Gebilley ee gobolka Waqyii-galbeed ee […]

1 14 15 16

Sanado

Bilo