Qoysas ka soo barakacay rabshadihii toddobaadkii hore ka dhacay magaalada Jigjiga ee xarunta Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa gaaray deegaanno...
Inka badan 200 oo qoys oo xoolo-dhaqato ayaa ka barakacay labadii toddobaad ee u dambeysay duqeymo xagga cirka ah oo...
Waa meel saxmad badan oo mashquul uu ka jiro, waxaana ku yaallo ceel ay dadku ka dhansanayaan biyo. Daqiiqad kasta...
Boqol sagaal iyo sagaashan qoys oo barakac ku ahaa muddo shan sano ah magaalada Hargeysa ayaa markii u horeysay la...
(ERGO) Nadiifo Cabdi Salaax waa hooyada Bishaar Maxamed Dhuubow oo ah wiil 20 jir ah oo 4ta Abril ee sanadkan...
Nadiifo oo hor fadhisa guri yar oo dhoobo ka samaysan oo ah gurigii uu seexan jirey wiilkeedii tahriibay ayaa sheegtay...
Boqollaal qoys oo ku noolaa deegaanno ka tirsan kuwii ay ku dhufatay duufaantii Sagar ayaa barakacay, kaddib markii ay duufaantu...
Boqol iyo lixdan qoys ayaa labadii bilood ee u dambeeyay ka soo barakacay deegaanada Cabdi-geeddi iyo Ceel-sheekh, ku waas oo...
Hay'adda Windle Trust oo ka shaqaysa waxbarashada xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa sheegtay inay xeryahaas ka billowday barnaamijyo cusub oo...
(ERGO) - Cabdullaahi Cabdi Axmed, wuxuu ka tirsan yahay qoysas ku nool xero lagu barakacay oo ku taalla Xaarxaar oo...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo