Waxaa dhowaan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota dalka Mareykan lagu qaban doonaa bandhig ballaaran oo ku saabsan kulan-suugaaneed lagu soo...
Abshir Jaamac Abshir waa arday 18 jir ah, dhigtana fasalka saddexaad ee dugsiga sare ee Buurtinle. Sanadkii 2010, ayuu Abshir...
Waxaa maanta oo talaado ah magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada guddoonka baarlamanka Soomaaliya iyo...
Axmed Macalin waa abwaan inta badan hal abuurkiisa ka sameeya waxyaabaha uu la kulmo tixihiisu waxay u badan yihiin kaftanka...
Keydka sawirrada/Ergo Kunka Shilin Soomaaliga ah ayaa bishii laga soo gudbay laga diiday inta badan gobollada dalka. Lacagtan waxay ahayd...
Dhoofka xoolaha ee la dardargeliyay xilligan oo loo diyaar-garoobayo gudashada waajibka xajka ayaa rajo u abuuray dadka gobolka Bay ee...
Iyadoo lagu guda jiro xilligii xajka, ayaa dawladda boqortooyada Sucuudigu sheegtay inay ka soo dhoofsanayso Soomaaliya xoolo ka badan 2...
Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa sheegtay in 60% ardayda jaamacadaha ka baxda aysan shaqo helin. Arrintaan ayey u aaneeyeen aqoonta ardaydu...
Maxamed Jaamac Nuur (Daajiye), waa abwaan dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Burco. Abwaan Daajiye, sidoo kale waa nin macalin...
(ERGO) - Amal Cabdullaahi Axmed waa ardayad 18 jir ah oo aragga la’. Waxay dhigataa dugsi sare oo ku yaalla magaalada...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo