Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Bandhig suugaaneedka Habeenka Minneapolis iyo Soomaalida

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
August 30, 2017
in Arrimaha Bulshada
0
DDG oo munaasibada Ciida Carafo darteed markale codsatay sii daynta shaqaalaheeda
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa dhowaan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota dalka Mareykan lagu qaban doonaa  bandhig ballaaran oo ku saabsan kulan-suugaaneed lagu soo bandhigayo fanka Soomaaliyeed nooc walba oo uu ka koobanyahay, sida heesaha, mijaajilooyinka, gabayada iyo ciyaaraha dhaqanka.

Habeenkan wuxuu tilmaan u noqonaya habeenkii dhallinyarada fanka Soomaaliyeed ee ee Minnesota.

Bandhig sugaaneedkan ayaa lagu wadaa in ay ka soo qeybgalaan inkabadan 19 hal abuur, fanaaniinta gobolka intooda badan, kooxaha wax jila, iyo waliba farshaxanno ku sugan woqooyiga Mareykanka, halkaa oo ay ku kulmi doonaan dadka afka Soomaaliga wax ku curiya iyo kuwa afka Engirisiigaba.

Qabanqaabada bandhigan ayaa waxaa ku howlan Somali Public Radio iyo One Girl at a Time amaba (Hal gabar, hal xilli) waxaana ay ugu tala galeen in ay ummadda Soomaaliyeed u soo bandhigaan, ayna dib u xusuusiyaan fanka iyo suugaanta ay hiddaha u leeyihiin, iyadoo qeyb ka mid ah lacagaha lagu soo gali doono goobta loogu deeqi doona dadka ay abaaruhu ku hayaan Soomaaliya, qaarna lagu kobcin doono howlaha ay waddo hay’adda One Girl At A Time oo ah urur  caawiya gadhaha yar yar ee caawinaada u baahan.

Habeenkan ayaa sida ay sheegeen kooxaha abaalbulkiisa ku howlan waxa uu noqonayaa habeenkii ugu horreyay oo kulmiya bahda Garasha-Dhuuxa Soomaaliyeed oo isugu jira, Abwaano, jilaa, Fanaaniin, DJyo, Qoraa, kooxaha ciyaar dhaqameedka iyo kuwa Cayaaraha casriga ah, waxaa iyana meesha aanan ka maqnaandoonin xusuusta faneed ee fanaaniintii hobollada Waabeeri ee aadka loo jeclaa fankooda.

Ugu dambeyntii Gudiga Abaalmarinta Fanka Soomaaliyeed ee Woqooyiga Mareykanka oo aad u soo dhaweeyay bandhig suugaaneedka ayaa waxa uu ballanqaaday in uu madasha haddiyado ku guddoonsiin doono ilaa 120ka qof ee ugu horeeye ka soo qeybgalayaasha soo xaadira habeenkaas.

Previous Post

Qarax waxyeelo weyn u geystay dad rayid ah oo gilgilay muqdisho

Next Post

Dhegeyso Barnaamijka Maanta Wed- 30 Aug, 2017

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Dhegeyso Barnaamijka Maanta Wed- 30 Aug, 2017

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-JAN-2026

IDAACADDA 20-JAN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-JAN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JAN-2026
January 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JAN-2026
January 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JAN-2026
January 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JAN-2026
January 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JAN-2026
January 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo