Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qarax waxyeelo weyn u geystay dad rayid ah oo gilgilay muqdisho

admin by admin
August 30, 2017
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qarax waxyeelo weyn u geystay dad rayid ah oo gilgilay muqdisho

keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Qaar ka mid ah meydadka qaraxa ku dhintay/ Yuusuf Keynaan

Waxay ahayd xili barqanimo ah oo magaalada Muqdisho ay tahay mid aad u mashquul badan gawaarida iyo dadka ayaa is dhaaf dhaafaya. Xaruntan waa  Hargaha iyo Saamaha waana dhisme weyn oo u dhaxeya KM4 iyo isgoyska Zoobbe oo ah goobo isku raran ah, dadkuna ay aad ugu badan yihiin

Xaruntani waxaa dagan wasaaradaha howlaha rayidka qabta ee DKMG sida wasaaradaha waxbarashada, caafimaadka iyo qaar kale waxaa xarunta todobaadyadii ugu danbeeyayna lagu qaabilayay kumanaan arday Soomaaliyeed oo gobollo kala duwan ka kala yimid kuwaa oo goobta ku qaadanayay imtixaan ay ugu tartamayeen deeqaha waxbarasho ee uu turkiga ugu deeqay Soomaaliya  xiliga uu qaraxa dhacayay waxaa ku suganaa mas,uuliyiin iyo arday badan oo sugayay in magacyadooda loo soo dhajiyo imtixaandka.

Goobtaasi ayaa waxaa hal mar ah isbadelay oo qarax weyn oo loo adeegsaday gaari wax yaabaha qarka laga soo buuxiyay uu goobta ka dhacay. Agagaarka dhismaha oo aan gaaray ayaa haa mid uu jahwareer ka muuqday, dhiig ayaa daad sanaa madaxyo, lugo iyo gacmo go,go’an ayaa meel walba aan ku arkayay waxaan sido kale arkay meeydadka in kabadan 20 ruux oo u badnaa dhalinyaro la ii sheegay iney arday ahaayeen.

Halkaa waxaan kula kulmay wiil dhalinyaro ah oo wajigiisu ay ka muuqatay murugo, waxaana uu Radio ERGO u sheegay

” walaahi dareenkeyga lama soo koobi karo  meeshaan, masiibo qaran ayaa ka dhacda,  waxaan dareemi karaa mustaqbalkii dalka somaaliyeed inuu ku baa ba’ay inshaa allah lakin insha allah tacaalaa ma baabi’ doono waana ka kabsan doonaa ardeyda tira ahaan hada cadad kooban aan ku dhoho masheegi karo ma hayo tiro cayiman laakin ku dhawaad sida hada aad meeshaan uga jeedaan waxay u badan yihiin dadkan mesha yaala ardeyda ayey u badan yihiin 14 qofood ayaa halkaan taalo” ayuu yiri

Ninkaas dhalinyarada ah oo sharaxayay shuruucta iyo rajada ay qabeen arday ka hor qaraxa ayaa sheegay” Maashaa allah ardeyda aad ayaa waxaa wajigooda ka muuqatay  farxad ay ku faraxsanyeen natiijadii ay intaas oo sano usoo halgamaayeen oo ay manta sugayeen inay natiijadaas”

Qasaara dhimashada ee qaraxaan ayaa ka badan 50 ruux dhaawacana  wuxuu ka badan yahay 150 kale oo dhaawacyo ah, Qaraxan ayaa noqonaya kii ugu xooganaa ee magaalada Muqdisho ak dhaca in muddo ah.

Dhinaca kale  Isu duwaha QM ee kaalmada bani’aadaminimada dalka Soomaaliya Mark Bowden ayaa sheegay in uu aad uga murugeysanyahay dadka rayidka ah ee naftooda ku waayay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Mr Mark Bowden ayaa tilmaamay in aan lagu deg degi Karin in weerarkaasi uu saamayn ku yeelan karo iyo inkale howlaha bina’aadanimo ee ka soconaya magaalada Muqdisho.

Yusuf Keynaan/MG

Previous Post

Tirada dadkii ku dhintay qaraxii 4ta oktoobar oo kor u dhaaftay 90

Next Post

Bandhig suugaaneedka Habeenka Minneapolis iyo Soomaalida

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
DDG oo munaasibada Ciida Carafo darteed markale codsatay sii daynta shaqaalaheeda

Bandhig suugaaneedka Habeenka Minneapolis iyo Soomaalida

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 26-MAY-2026

IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 26-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-MAY-2026
May 26, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-MAY-2026
May 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-MAY-2026
May 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo