Arrimaha Bulshada

Arrimaha Bulshada

ADEEGYADII BULSHADA QOOQAANI OO AY DAGAALADA HAKAD GALIYEEN

Howlihii dhaq dhaqaaqa ganacsiga iyo adeegyadii guud ee arrimaha bulshada ee deegaanka Qooqaani ee gobbalka […]

AMB:YUUSUF MAXAMAD ISMAACIIL (BARIBARI) OO KA HADLAY QORSHE CUSUB OO WAX LOOGA QABANAYO ABAARAHA

Wareysi xiise badan oo dhinacyo badan taabanaya waxaa Ambassador Yusuf Baribari la yeeshay Maxamad Gaarane […]

SARE U KACA SARRIFKA DOOLLARKA MAREYKANKA OO SAAMEYN KU YEESHAY NOLOSHA DADKA KU NOOL XAAFADDA EASTLEIGH

Sicirka cuntada quutul daruuriga ah iyo shidaalka ayaa ka qaaliyoobay  meelo badan oo dunida ka […]

30 WARFIDIYEEN OO TABABAR LAGU BARANAYO TEBINTA WARARKA ARRIMAHA BANI’AADANIMO LOOGU SOO GEBAGEBEEYEY HARGEYSA

Tababar looga hadlayey tebinta wararka ku saabasan arimaha bani aadannimo ayaa lagu soo geba-gebayey magaalada […]

SHILLINKA OO QIIMAHIISU HOOS U DHACAY AYAA SAAMAYN KU YEESHAY NOLOSHA DADKA KU NOOL MAGAALADA HARGAYSA

Saacadda ayaa ku beegnayd 12-kii duhurnimo markii aan soo gaarnay Magaalada Hargaysa, isbadello dhinaca dhismaha […]

CUNNO YARAAN KA TAAGAN XERADA RAJO EE MAGAALADA MUQDISHO

Magaalada Muqdisho waxaa haatan ku sugan kumanaan qoysas ah kuwaasoo ay  degaandoodii ka soo sal […]

SIIDAY U MAAREEYAAN NOLOSHA QOYSKA HAWEENKA KU NOOL MUQDISHO?

Maxay tahay duruufahay qabaan haweenku si ay u daboolaan nolol maalmeedka qoyska iyo hawsha guriga, […]

DHIBAATOOYINKA WAXBARASHO EE HAYSTA CARRUURTA KU JIRTA XERADA QAXOOTIGA KAKUMA

Xerada qaxootiga ee Kakuma kuna taalla cirifka waqooyi galbeed ee Kenya waxay hoy u tahay […]

DEGMOOYINKA DHUSOMAREEB IYO CADAADO OO KULAN CAYAAREED YEESHAY

Cayaartaan ayaa waxa ay u dhaxeysay labo kooxood oo kala matalayay degmooyinka Dhusomareeb iyo Cadaado […]

CAYAAR SAAXIIBTINIMO

Cayaar kubbadda cagta ah oo saaxiibtinnimo ayaa dhex martay degmooyinka Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud iyo […]

Sanado

Bilo