Muna Magan oo Hargaysa ku nool ayaa samaysay shirkadda Rayaan Organic oo soo saarta kareemadii loo doonan jiray Dalka dibaddiisa. Weriyaha radio Ergo Ilyaas Cabdi Cali ayaa warbixintan Hargaysa ka soo diray,
IDAACADDA 12-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo