(ERGO) - Nuur Xaaji Mowliid, saddex sano kaddib wuxuu bishii la soo dhaafay ee Nofembar horraanteedii ku laabtay xirfaddiisii kalluumeysiga,...
Kalluumeysato ku nool degmada Hobyo iyo deegaanka Lebad oo u jira 30 km ayaa ka faa'iideystay qalab kalluumeysi iyo tababar....
Roobkii dayrta ee sanadkaan ayaa ku yaraa gobollada Puntland, halka qaar deegaannada gobolka ka tirsanna uusanba ka da’in. Taas ayaa...
(ERGO) - Faadumo Salaad Fiidsay waa hooyokorsata toddoba carruur ah oo biilkooda iyo waxbarashadooda ay ka soo saartodhaqaalaha ay ka...
Warbixin ay soo saartey hey’adda ka warbixisa musuq maasuqa dunida ee Transparency International bishii hore ee Nofembar ee sanadkaan 2018...
Haween oo isugu jira barakac iyo danyar oo ku nool degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sameystay ganacsiyo ay nolosha...
(ERGO) - Suleymaan Maxamed Xasan oo naafo ka ah hal lug, waa 24 jir shaqo dalbaday in ka badan 150...
Ururrada haweenka Somaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa ku yeeshay shir weyne looga hadlayay caqabadaha haweenka iyo sida looga gudbi karo....
(ERGO) - Ururrada haweenka ee Somaliland ayaa maanta ka qeyb galay shir weyne lagu qabtay magaalada Hargeysa. Shirka waxaa lagu...
Weriyeyaasha Soomaalida ayaa la kulma tacaddiyo dil, isku day dil iyo xarig isugu jira, kuwaas oo aan weli si cad...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo