Haween oo isugu jira barakac iyo danyar oo ku nool degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sameystay ganacsiyo ay nolosha qoysaskooda ka maareeyaan.
Lacago kaash ah oo ay ku caawisay hay’adda IRC ayay ku sameysteen ganacsiyada. Warbixintaan oo faahfaahsan waxaa inoo haya Jibriil Cismaan Cilmi.










