Sanaag: Beeraley xal u helay waraabka beeraha markii ay sameysteen kaydad-biyood
(ERGO) - Yaasiin Cali Faarax faa’iido uu ka helay dallagyo uga soo go’ay beer 2 hektar ah bilowgii bishaan February ee 2025 ayaa ka caawisay inuu hooyadiisa, xaaskiisa iyo carruurtiisa...
Read more












