Muqdisho: Qoysas bannaanyaal noqday markii laga raray xero ay ku noolaayeen
(ERGO) - Suubiya Sheekh Yuusuf iyo carruurteeda oo 6 ah waxay ka faro maran yihiin ganacsi yar oo noloshoodu ay ku tiirsanayd, markii 25 Fabraayo qasab looga barakiciyay xerada Fililbiin...
Read more












