Bari: Qoysas uu qasaare u gaystay tacabka beerahooda daad ka dhashay roobka oo nolol xumo wajahaya
(ERGO) - Qoyska Ciise Cabdiraxmaan Muuse oo 10 qof ah waxay muddo bil ah wajahayaan xaalad cunno-xumo iyo hoy la’aan ah, markii daad ku soo rog maday beer uu leeyahay...
Read more












