WALAACA MAREYKANKA EE XUKUNKII MAXKAMADDA MUQDISHO
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay go’aanka maxkamadda Muqdisho ay ku ridday xukun hal sano ah haweenay 27 jir ah oo dhibane u ahayd...
Read moreWasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay go’aanka maxkamadda Muqdisho ay ku ridday xukun hal sano ah haweenay 27 jir ah oo dhibane u ahayd...
Read moreXeryaha barakaca magaalada Kismaayo waxaa ku jira boqollaal barakacayaal ah oo duruufaha dhinaca nolosha ay ku qasbeen inay deegaannadoodii ka soo barakacaan. Barakcayaashan ayaa haatan cabasho ka muujinaya sicir bararka...
Read moreThe on the internet versions of the land-based casinos, on the web casinos are an straightforward way to make money via the world wide web.
Read moreThe on the internet versions of the land-based casinos, on the web casinos are an straightforward way to make money via the world wide web.
Read moreDacwada weriyhii idaacadda Ergo Cabdicasiis Cabdinuur Ibrahim iyo Luul Cali Cusmaan oo ahayd gabadh sheegtay in la kufsaday oo uu wareysi ka qaaday Cabdicasiis Koronto iyo saddex ruux oo kale...
Read moreSida ay sheegeen beeraleyda wax ku beerata roobabka ee degmada Baardheere iyo tuulooyinka hoos taga, dalagga sanadkan u soo go`ay ayaa ah kii ugu wanaagsanaa muddo 4 sanadood ah oo...
Read more(ERGO) - Isbitaalka magaalada Baydhabo waxaa jiifa oo shuban-biyood looga daweynayaa 57 qof oo 34 ka tirsan ay carruur yihiin, kuwaas oo uu cudurka soo ritay toddobaadkan, sida uu sheegay Dr...
Read moreIyadoo dadka gargaarka u baahan ee Soomaaliyeed ay kala bar hoos u soo dhaceen tan iyo bishii Agoosto ee sanadkii 2012kii, ayaa haddana qiyaasta la sameyeey nafaqa darrida ka jirta...
Read moreMar qura ayaa magaalada Muqdisho toddobaadkan laga dareemay jahwareer ganacsi oo ka dhashay hoos u dhac ku yimid qiimaha sarrifka doollarka Mareykanka, iyadoo aanu wax isbeddel ah ku imaan qiimaha...
Read moreDad barakacayaal ah oo ku sugan tuulada Bursaalax oo ka tirsan degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo qaarkood ay xoolahoodii uga le`deen abaarihii dalka ku dhuftay, ayaa waxay ka cabanayaan...
Read more© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo