Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

FAO: CUNTO YARAANTA KA JIRTEY SOOMAALIYA OO HOOS U DHACDAY IYO XADDIGA NAFAQA DARRI OO KORREEYA

Radio Ergo by Radio Ergo
February 1, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIyadoo dadka gargaarka u baahan ee Soomaaliyeed ay kala bar hoos u soo dhaceen tan iyo bishii Agoosto ee sanadkii 2012kii, ayaa haddana qiyaasta la sameyeey nafaqa darrida ka jirta Soomaaliya tahay tan ugu korraysa adduunka, siday warbixin cusub ku soo saartay hay’adda cuntada iyo beeraha qaramada midoobay ee FAO.

Dadaalka hay’adda gargaarka ayaa wax xoogaa ku guulaystay inay yareeyaan nafaqa darrida, iyagoona sidoo kale ku guulaystay inay joogteeyaan hannaanka helista cuntada waddanka lixda bilood ee soo socota, dadka saboolka ah oo iyagu nugul una baahan in laga taageero dhinaca wax haysiga ayaana ah waxyaabaha sababa macaluusha soo noqnoqda, in dhinacaas laga taageero ayaana ah talaabo lagu yarayn karo khatarta cunto yaraan iyo nafaqa darrida jirta.

Warbixintaan oo ay soo saartay waaxda haqab beelka nafaqada iyo cuntada ee FSNAU kana tirsan hay’adda FAO  oo kaashanaysa waaxda ka sii digista macaluusha ee NEWSNET ayaa ka digey in iyadoo roobkii dayrtu uu celi celis ahaan kor u soo qaaday wax soo saarka iyo nacfiga xoolaha ayaa haddana arrintu is bedeli kartaa taasoo ay ugu wacan tahay laba xilli oo isku xigtay oo abaaro darani jireen, markey qaramada midoobay ku dhawaaqday macaluul ka jirtay qeybo ka mid ah koonfurta Soomaaliya bishii Agoosto ee 2011kii ayaa waxay ka dhigtay in 4 milyan oo qof ay u baahdaan gargaar bani`aadannimo.

Warbixintu waxay sheegtay in mirihii gelleyda iyo haruurka  ee soo baxay xilligaan deyrta ay korreeyeen, tanoo ah kororkii ugu ballaarnaa muddo toban sano ah, sidoo kale beeralleyda dalagyada ganacsiga beerta ayaa iyana wax soo saarkoodii kordhay, iyadoo ay jiraan beeralley u wareegay dhinaca dalagyada ganacsiga inay beeraan.

Warbixintu waxay sheegtay in weli ay dhibaato cunto yaraani ka jirto dhinaca waqooyi ee waddanka, gaar ahaan dhul xeebeedka waqooyi galbeed ee ku teedsan gacanka Cadmeed, iyadoo dadka ku nool aysan helin waxay cuni lahaayeen, roobabka loo yaqaannay xaysinkuna baaqdeen.
FAO – FSNAU – FEWSNET

Previous Post

QIIMAHA SARRIFKA DOOLLARKA OO HOOS U DHACAY MUQDISHO

Next Post

Shuban-biyood ku faafaya baydhabo iyo tuulooyinka u dhow

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Shuban-biyood ku faafaya baydhabo iyo tuulooyinka u dhow

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo