BIYO YARAAN KA JIRTA QEYBO KA MID AH GARISSA
Dadku nool xaafadda Buula Masuuri ee ku taalla magaalada Gaarissa ee xarunta gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa waxay ka cabanayaan biyo yaraan haysata, kaddib markii sida ay sheegeen ay muddo...
Read moreDadku nool xaafadda Buula Masuuri ee ku taalla magaalada Gaarissa ee xarunta gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa waxay ka cabanayaan biyo yaraan haysata, kaddib markii sida ay sheegeen ay muddo...
Read moreIsbitaalka guud ee magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, wuxuu adeeg caafimaad oo lagama maarmaan ah u hayaa bulshada ku nool gobolka, iyadoo sidoo kalana dadka qaar ay uga yimaadaan gobollo...
Read moreHay`adda QM ee cuntada ayaa dib u billowday in gargaar cunto ay gaarsiiso magaalada Koofurta Soomaaliya ku taalla ee Kismaayo, markii ugu horreysay muddo afar sano ah. Isku dhacyo iyo...
Read moreBoqollaal qaxooti Soomaaliyeed oo ku jiray xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa billaabay inay dib ugu soo laabtaan deegaannadooda, kadib markii sida ay sheegeen ay u adkeysan waayeen xaalado is...
Read moreKulankaan oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah haweenka ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa wuxuu ku saabsanaa sidii haweenka ay uga qeyb qaadan lahaayeen arrimaha nabadeynta magaalada Kismaayo...
Read moreMaalmahii ugu dambeeyey waxaanan wax badan iska beddelin qiimaha lagu kala gato xoolaha nool ee suuqyada ganacsiga ee ku kala yaala guud ahaan waddanka, iyadoo ay saamayn ku yeelatay qiiihii...
Read moreHowlo indha-fiiqis lacag la'aan ah oo ay ka faa`iideysanayaan dad ka kala yimid deegaannada kala duwan ee gobollada Jubbooyinka ayaa ka bilowday qeybta caafimaadka ee Jaamacadda magaaada Kismaayo. Barnaamijkan oo...
Read moreXaaladda sugnaanta cuntada ee Soomaaliya ayaa laga yaabaa inay soo wanaagsanaato inta lagu guda jiro lixda bilood ee ugu horreysa sanadkan 2013ka, sida ay sheegtay QM. Warbixintii ugu dambeysay ee...
Read moreMas`uuliyiin ka tirsan hay`adda waddaniga ah ee CORD iyo sarkaal ka socday bangiga Islaamka ayaa deeq gargaar ah ku wareejiyay wasaaradda caafimaadka ee Puntland, taasoo iyadu sii gaarsiin doonta dadka...
Read moreSaddex iyo toban maalmood ka dib oo xabsiga lagu hayay wariye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim (koronto) ayaa waxaa maanta markii ugu horeysay la horgeeyay xeer ilaalinta qaranka. koronto oo ka tirsan...
Read more© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo