Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

SICIRKA IIBKA XOOLAHA EE GOBOLLADA QAARKOOD.

Radio Ergo by Radio Ergo
January 25, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMaalmahii ugu dambeeyey waxaanan wax badan iska beddelin qiimaha lagu kala gato xoolaha nool ee suuqyada ganacsiga ee ku kala yaala guud ahaan waddanka, iyadoo ay saamayn ku yeelatay qiiihii sarrifka dollarka oo hoos u dhacay marka loo eego shilinka Soomaaliga, maraan la xiriirnay  degmooyinka Baardheere, Luuq, Diinsoor iyo Salagle oo ka kala tirsan gobollada Gedo, Bay iyo J/Dhexe iyadoo dadka dulaaleyda iyo ganacsatada xoolahuna ay tilmaameen in hoos u dhac ballaaran oo qiimaha lagu kala gato xoolahu ay dareemayaan, taasi oo ay sheegeen in ay ugu weyn tahay qiimaha sarrifka Doolarka oo hoos u dhac uu ku yimid iyo weliba lacagahii shilin Soomaaliga ah oo ciriiri galay.

Xoolo dhaqatada ku nool degmooyinka gobolladaasi iyo dulaaleyda ka shaqeysata suuqyada xoolaha lagu kala gato oo aan la xariirney ayaa waxay ka warbixiyeen qiimaha ay waxa marayaan sida geela, lo,ada iyo ariga.

Aden Cabdi Axmed waxaa uu ka mid yahay dulaaleyda ka howlgasha suuqa xoolaha Baardheere waxaana uu iiga warbixyey qiimaha lagu kala gadanayo noocyada xoolaha .

Sidoo kale Maxamed Muxumed waxaa uu ka mid yahay dulaaleyda Suuqa xoolaha degmada luuq waxaana uu iiga warbxiyey sida maanta uu yahay dhaqdhaqaaqa ganacsiga suuqa xoolaha ee degmada Luuq iyo halka ay wax marayaan.

Deegaannada kale ee aan la xariirney si aan wax uga ogaanno qiimaha lagu kala gato xoolaha nool ayaa waxaa ka mid ah deegaanka Salagle oo ka tirsan gobolka J/dhexe, halkaasi oo uu ku yaallo suuq ballaaran oo lagu kala gato noocyada xoolaha nool, sida uu sharraxayo Weli Aden oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee deegaanka Salagle.

Sidoo kale degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa waxay ka mid tahay deegaannada sida weyn xoolaha loogu iibgeeyo, waxaana ka furan suuq balaaran oo isku xira ganacsigha xoolaha nool qaar ka mid ah gobollada Koonfurta Soomaaliya.
Salixi/MA

Previous Post

INDHO FIIQIS KA SOCOTA KISMAAYO

Next Post

HAWEENKA KISMAAYO OO YEESHAY KULAN AY NABADDA KU TAAGEERAYAAN

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada

June 4, 2026
Next Post
HAWEENKA KISMAAYO OO YEESHAY KULAN AY NABADDA KU TAAGEERAYAAN

HAWEENKA KISMAAYO OO YEESHAY KULAN AY NABADDA KU TAAGEERAYAAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo